11:53 am | Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi...

Read More »

11:52 am | Wararka aan ka heleyno Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiligan uu socda dibad bax looga soo horjeedo dagaal maalmo kahor ka dhacay Xaafado katirsan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Dibad...

Read More »

07:15 am | Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika Mark Simmons ayaa shalay booqasho lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku soo dhaweeyay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya,...

Read More »

07:15 am | Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mar kale waxaa guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan loo magacaabay in uu  noqdo C/fitaax Xassan Afrax oo horey xilkaasi u soo qabtay, wareegtada ka...

Read More »

07:15 am | In ka badan 10 qof ayaa ku geeriyootay shil gaari oo  shalay ka dhacay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose 14 kalena waxaa ka soao garaay shilkaasi...

Read More »

07:15 am | Wasiirka difaaca ee dalka Japan Itsunori Onodera ayaa qorsheynaya in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Jamhuuriyada Jabuuti  iyadoo ay japan hadda ka joogaan dalka jabuuti ciidamadii ugu horeeyey ee japan dalka dibaddiisa...

Read More »

07:10 am | Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland oo shalay la wareegay  gacan ku heynta degmada Taleex ee gobolka Sool, degmadaasi oo hadda uu gacanta ku hayey maamulka khaatumo...

Read More »

07:09 am | Wasiir kuxigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Max’ed Ismaaciil Shuuriye oo kamid ahaa wafdigii uu hogaaminayay ra’isul wasaaraha Soomaaliya ee ku sugnaa Kismaayo oo warfidiyeenada kula hadlay gudaha...

Read More »

07:09 am | Waxaa si rasmi ah xilkii uu hayey looga qaaday afhayeenkii ciidanka booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Cumar Madaale, waxaana xil ka qaadistaasi ku sameeyay afhayeenka booliska taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed C/xakiin  Daahir Siciid, kaas...

Read More »

07:09 am | Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in gudaha magaalada Kismaayo shalay lagu dilay labo ka mid ah ciidamada amaanka maamulka Jubba, kuwaas oo warar kala...

Read More »
Sheekooyinka

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !! »

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !! Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo...

February 9 / No comment / Read More »
Aaran News

Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse dan u yahay dowladda iyo shacabka….? »

Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse  dan u yahay dowladda iyo shacabka….? Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn,  waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka  oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku baahay.   Ganacsatadu waxa...

February 16 / No comment / Read More »
News In English

Is Democratic peace theory fundamentally flawed? »

Is Democratic peace theory fundamentally flawed? Farhan Ali Ahmed  Farxaan26@yahoo.co.uk BA (Hons) Public policy, Msc in International Conflict (With commendation)   The concept of democracy has diverse interpretations, but generally, a democratic state is...

April 3 / No comment / Read More »

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD »

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD The IGAD Heads of State and Government held its 21stExtraordinary summit in Addis Ababa, Ethiopia on 3 May 2013, under the Chairmanship of H.E Mr. Hailemariam Desalegn, the...

May 4 / No comment / Read More »

Somali Reporter Sentenced To One Year in Prison »

Somali Reporter Sentenced To One Year in Prison A Mogadishu court on Tuesday handed down one-year prison sentences to a woman who said she was raped by security forces and a reporter who interviewed her. The...

February 6 / No comment / Read More »

Analysing Britain’s Policy towards Somalia »

Analysing Britain’s Policy towards Somalia               Analysing Britain’s Policy towards Somalia Contents Executive summary Introduction What is Policy? Britain Conquering Somaliland Britain conquers the Horn of Africa...

February 4 / No comment / Read More »

Somali government arrests Three over scholarship fraud »

Somali government arrests Three over scholarship fraud Three officials have been arrested for mismanaging a scholarship scheme that sends Somali students to Turkey, Somalia’s education minister said Saturday, a sign that the fledgling government is...

January 29 / No comment / Read More »

Britons urged to leave Somaliland »

Britons urged to leave Somaliland All British nationals in Somaliland should leave immediately because of “a specific threat to Westerners”, the UK Foreign Office has said.   It was already advising Britons in...

January 29 / No comment / Read More »

French Troops Won’t Go to Mali, »

French Troops Won’t Go to Mali, President François Hollande has categorically ruled out a French military intervention in Mali on Tuesday. France will not intervene “under any pretext” in the north of the country,...

November 14 / No comment / Read More »

Workers across the European Union are staging a series of protests and strikes against rising unemployment »

Workers across the European Union are staging a series of protests and strikes against rising unemployment General strikes in Spain and Portugal halted transport, businesses and schools and led to clashes between police and protesters in Madrid. Smaller strikes were reported in Greece, Italy...

November 14 / No comment / Read More »

Will Istanbul Conference engender a common vision for Somalia? »

Will Istanbul Conference engender a common vision for Somalia? The succor of Turkish government to the people of Somalia has caused different reactions. First, it has uplifted the hope and spirit of the Somali people afflicted by...

June 3 / No comment / Read More »

Somalia: Rescuing the process of transition.For a constitution to be created successfully, the process must be transparent, inclusive and thoroughly debated. »

Somalia: Rescuing the process of transition.For a constitution to be created successfully, the process must be transparent, inclusive and thoroughly debated.         Dr Afyare Elmi Doha, Qatar – Somalia’s transition can be rescued, but only if cooler heads prevail. Sheikh Bashir Salad, the chairman of the...

May 12 / No comment / Read More »

»

US-backed Ethiopian troops have spilled into Western Somali border town, opening a new front against local fighters of al-Shabab. Witnesses say residents fled as the Ethiopian forces advanced....

January 2 / No comment / Read More »

IGAD call upon Ethiopia to take part the elimination of Alshabab extremist group in Somalia »

IGAD call upon Ethiopia to take part the elimination of Alshabab extremist group in Somalia The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) has announced its full support for Kenya’s military incursion into Somalia in pursuit of Al Shabaab militia. Regional leaders gathered at a...

November 25 / No comment / Read More »

FACTBOX-Foreign military incursions in Somalia »

FACTBOX-Foreign military incursions in Somalia                                                                                                                                                             Ethiopia is standing by to bolster forces in Somalia to stretch Islamist rebels targeted by a Kenyan military incursion. Here are details of foreign interventions in the...

November 25 / No comment / Read More »

Dark time from IC erratic decision to end the transition period »

Dark time from IC erratic decision to end the transition period I find much harder to assume that a reasonable person familiar with the situation of Somalia would entertain the view that by the end of the transitional period...

May 11 / No comment / Read More »
WARARKA

Qaramada Midoobay oo ka hadashay qabsashada ciidanka Somaliland ee degmada Taleex, kuna baaqday… »

Qaramada Midoobay oo ka hadashay qabsashada ciidanka Somaliland ee degmada Taleex, kuna baaqday…

Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda...

April 16 / No comment / Read More »

Banaanbax ashtako ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo dadka banaanbaxayey oo dalbaday »

Banaanbax ashtako ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo dadka banaanbaxayey oo dalbaday

Wararka aan ka heleyno Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiligan uu socda dibad bax...

April 16 / No comment / Read More »

Dowladda Ingiriiska oo dowladda Somaliya ugu deeqday lacag gaareysa 69-milyan Pound iyo Madaxweyne Xasan oo ka hadlay »

Dowladda Ingiriiska oo dowladda Somaliya ugu deeqday lacag gaareysa 69-milyan Pound iyo Madaxweyne Xasan oo ka hadlay

Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika Mark Simmons ayaa shalay booqasho lama filaan ah ku yimid...

April 16 / No comment / Read More »

Dowladda Somaliya oo Guddoomiye cusub u magacowday gobolka Hiiraan iyo odayaasha dhaqanka gobolkaasi oo ka soo horjeestay »

Dowladda Somaliya oo Guddoomiye cusub u magacowday gobolka Hiiraan iyo odayaasha dhaqanka gobolkaasi oo ka soo horjeestay

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mar kale waxaa guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan...

April 16 / No comment / Read More »

Dad ka badan 10-ruux oo ku dhimatay shil ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye »

Dad ka badan 10-ruux oo ku dhimatay shil ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

In ka badan 10 qof ayaa ku geeriyootay shil gaari oo  shalay ka dhacay wadada isku xirta...

April 16 / No comment / Read More »

Wasiirka gaashaandhigga dalka Jabaan oo ku sii jeeda dalka Jabuuti iyo ujeedooyinka socdaalkiisa oo lagu sheegay… »

Wasiirka gaashaandhigga dalka Jabaan oo ku sii jeeda dalka Jabuuti iyo ujeedooyinka socdaalkiisa oo lagu sheegay…

Wasiirka difaaca ee dalka Japan Itsunori Onodera ayaa qorsheynaya in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Jamhuuriyada...

April 16 / No comment / Read More »

Maamulka Puntland oo si adag uga hadlay ciidamada Somaliland oo qabsaday degmada Taleex ee gobolka Sool »

Maamulka Puntland oo si adag uga hadlay ciidamada Somaliland oo qabsaday degmada Taleex ee gobolka Sool

Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadlay ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland oo shalay la wareegay  gacan...

April 16 / No comment / Read More »

Dowladda Somaliya oo sheegtay in ciidamada ku sugan Goob-weyn dib loogu celinayo Kismaayo iyo Guddi ka socda oo… »

Dowladda Somaliya oo sheegtay in ciidamada ku sugan Goob-weyn dib loogu celinayo Kismaayo iyo Guddi ka socda oo…

Wasiir kuxigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Max’ed Ismaaciil Shuuriye oo kamid...

April 16 / No comment / Read More »

Faahfaahino ka soo baxaya xil ka qaadis lagu sameeyay afhayeenkii ciidanka booliska Soomaaliya »

Faahfaahino ka soo baxaya xil ka qaadis lagu sameeyay afhayeenkii ciidanka booliska Soomaaliya

Waxaa si rasmi ah xilkii uu hayey looga qaaday afhayeenkii ciidanka booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Cumar Madaale,...

April 16 / No comment / Read More »

Warar kala du wan oo ka soo baxaya kooxo hubeysan iskuul ku yaala Kismaayo ku dhexdilay labo nin oo lagu… »

Warar kala du wan oo ka soo baxaya kooxo hubeysan iskuul ku yaala Kismaayo ku dhexdilay labo nin oo lagu…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in gudaha magaalada...

April 16 / No comment / Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo lagu wado inuu booqasho ku tago magalada maamulka Puntland iyo wafdi hordhac oo tagay »

Madaxweynaha Somaliya oo lagu wado inuu booqasho ku tago magalada maamulka Puntland iyo wafdi hordhac oo tagay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu dhawaan booqsho ku tagayo mgaalada garoowe ee xarunta...

April 15 / No comment / Read More »

Dowladaha Turkiga iyo Kenya ku heshiiyey inay si wadajir u xasilliyaan dalka Soomaaliya, iskuna afgartay inay… »

Dowladaha Turkiga iyo Kenya ku heshiiyey inay si wadajir u xasilliyaan dalka Soomaaliya, iskuna afgartay inay…

Dowladda Turkiga ayaa heshiis kula gashay dowladda Kenya sidii loo sugi lahaa ammaanka Soomaaliya, iyadoo heshiiskan uu...

April 15 / No comment / Read More »

Wafdi ka socda Q/midoobay oo kulamo goonigooni ah kula yeeshay Baydhabo maamulada iska soo horjeeda »

Wafdi ka socda Q/midoobay oo kulamo goonigooni ah kula yeeshay Baydhabo maamulada iska soo horjeeda

Wararka naga soogaaraya magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa sheegaya in xafiiska ANSOM ee magaalada baydhabo...

April 15 / No comment / Read More »

Xarakada Al-shabaab oo si kulul uga hadashay raafka lagu hayo Soomaalida ku nool Kenya »

Xarakada Al-shabaab oo si kulul uga hadashay raafka lagu hayo Soomaalida ku nool Kenya

Sheikh Cali Maxamuud Raage {Sheekh Cali Dheere} oo ah afhayeenka guud ee  Al-Shabaab ayaa wareysi uu siiyay...

April 15 / No comment / Read More »

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ay dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho »

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ay dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa xalay  laga maqlay laba qarax oo xoogan, iyadoo ay geysteen...

April 15 / No comment / Read More »

Booliska Kenya oo sheegay inay baarayaan ganacsato Soomaali ah oo looga shakiyey maalgelinta Al-shabaab »

Booliska Kenya oo sheegay inay baarayaan ganacsato Soomaali ah oo looga shakiyey maalgelinta Al-shabaab

Booliska dalka Kenya ayaa baaritaan ku haya 20 qof oo ganacsato ah oo lagu tuhmay inay maalgeliyaan...

April 15 / No comment / Read More »

Ogeysiis

Talo Celin

Maqaalo - Soomaali

WARARKAView all

SOOMAALIDA WAXAA LAGA DOONAYAA? »

DAL JACAYL, DIIN JACAYL, DAD JACAYL, ISKU DUUBNI,...

March 2 / No comment / Read More »
SOOMAALIDA WAXAA LAGA DOONAYAA?

Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse dan u yahay dowladda iyo shacabka….? »

Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn,  waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka  oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku baahay.   Ganacsatadu waxa ay badeecooyinka ku soo iibsadaan lacagaha doollarka, mushaaraadka dowladdu bixiso iyo kan hay’aduhu bixiyaan waa doollar, shaqaalaha caadiga ah ee u shaqeeya ganacsatada mushaaraadkoodu waa doollar, inta...

February 16 / No comment / Read More »
Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse  dan u yahay dowladda iyo shacabka….?

FAHIIMO SALAAD: “Jacayl been ah ayaa la i soo dhadhansiiyay” »

Marka hore waxaan salaamayaa Qorayaasha Website-ka AARANNEWS.COM, waxaana uga hambalyeynayaa dedaalkooda iyo kaalinta wanaagsan ee ay bulshada u hayaan. Intaa kadib magaceygu waa Fahiimo Salaad, waxaan dhawaan ka imid dalka Sweden, magaalada Muqdisho oo nabad noqotay ayaana hilow ii soo qabtay, waalidkeyna ay ku nool yihiin, waxaana kamid ah akhristayaasha Aarannews.com waxaana ku  taxanahay waxyaabaha...

February 4 / No comment / Read More »
FAHIIMO SALAAD:  “Jacayl been ah ayaa la i soo dhadhansiiyay”

Talo ayaa iga ciirsane talo waafi ah halay siiyo »

Magaceyga waa Saadaq Yuusuf Axmed, waxaan ku noolahay dalka Kenya, magaalada Nayroobi, waxaan doonayaa in arrin I heysata la iga talo siiyo, marka Caaqil Dalmaroow bal talaadada igu caawi dhacdada igu dhacday waxay u dhacday sidane: Waxaan jacayl u qaaday gabar aanu deris wadaag ahayn, qacdiiba waan u bandhigtay jacaylka, balse waxay ii sheegtay in...

February 4 / No comment / Read More »
Talo ayaa iga ciirsane talo waafi ah halay siiyo

English Articles

Is Democratic peace theory fundamentally flawed?

Is Democratic peace theory fundamentally flawed? »

Farhan Ali Ahmed  Farxaan26@yahoo.co.uk BA (Hons) Public policy, Msc in International Conflict (With commendation)   The concept of democracy has diverse interpretations, but generally, a democratic state is one in...

April 3 / No comment / Read More »

Sports News

War beenin ah oo ka soo baxay xafiiska Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya(Muxuu yahay warkaasi la beeninayo)

War beenin ah oo ka soo baxay xafiiska Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya(Muxuu yahay warkaasi la beeninayo) »

War ka soo baxay Xiriirka K/Gacanta Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar dhowaan laga faafiyay Guddoomiyaha Xiriirka K/Gacanta Md. Maxamed Xuurshe Xasan (Eenow) isla markaana lagu soo saaray qaar ka mid...

May 15 / No comment / Read More »

Arimaha Bulshada