Ads
 
“Author Archive”

Dowlada Ingiriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Ka Jirta Gudaha Soomaaliya.

Dowlada Ingiriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Ka Jirta Gudaha Soomaaliya.

Aarannews(London)  dowlada Britain ayaa soo saartay qoraal ay ku muujineyso walaalca ay ka  qabto xaalada bini aadannimo oo ka sii dareysa ee ka jirta  gudaha dalka Soomaaliya. Matt Bough oo  Safarada Britain ee Magaalada Nairobi u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaagay in dowlada Britain ay siweyn uga xuntahay dhibatooyinka aan joogsiga  laheyn ee ka soconaya [...]

September 3 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Midowga Yurub Oo Aduun Lacageed Oo Gaaraya 47 Million Oo EURO Ugu Deeqay Howl Galada Ciidamada AMISOM ka hayaan Gudaha Dalka Soomaaliya.

Midowga Yurub Oo Aduun Lacageed Oo Gaaraya 47 Million Oo EURO Ugu Deeqay Howl Galada Ciidamada AMISOM ka hayaan Gudaha Dalka Soomaaliya.

Aarannews (London) Ururka midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in lacag dhan 47 million ee EURO uu ugu deeqay ciidamada nabad ilaalinta africa u  jooga gudaha dalka  Soomaaliya oo looyaqaan AMISOM. Sargaalka sare oo u qaabilsan oo midowga Yurub siyaasada  arrimaha dibada oo lagu magacaabo Catherine Ashton ayaa sheegay in  Ururuka Midowga Yurub uu ugu deeqay lacagtaan Ciidamada [...]

September 3 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Qaramada Midoobay Oo rajo Wanaagsan ka Muujisay Jiritaanka Dowlada KMG ah Oo Maalmahaan Danbe Shaki Badan Lagaliyay Sida Ay ku Sii Jiri Karto.

Qaramada Midoobay Oo rajo Wanaagsan ka Muujisay Jiritaanka Dowlada KMG ah Oo Maalmahaan Danbe Shaki Badan  Lagaliyay Sida Ay ku Sii Jiri Karto.

Aarannews(London) kadib markii magaalada Muqdishu uu booqasho ku yimid wafdi ka socda qaramada midoobay oo uu horkacayo ku xigeenka xooghayaha guud ee qaramada midoobay ee arrimaha siyaasada lynn pescoe isla markaana uu kulan la yeeshay Madaxweynaha dowlada KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaaraha xukuumada KMG ah Cabdirashiid Cali Sharmaake  ayaa Mr Lynn [...]

September 3 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Israel iyo Palestine Oo Wadahal ku leh Magaalada Washington Ee Dalka Mareykanka.

Israel iyo Palestine Oo Wadahal ku leh  Magaalada Washington Ee Dalka Mareykanka.

Aaarannews(London) Waxaa maalintii Khamiista aheyd oo tariikhdu ku beegneed 02/09/2010 lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka Wareegii koowaad wadahadalo u dhaxeeyay madaxweynaha Maamulka Palestiniyiinta  Maxamuud Cabaas Abuu- Mazin iyo Raysal wasaaraha Israel Benjamin Natenyahu. kulankaan  ka dhacay magaalada Washington ee u dhexeeyay Israel iyo Palestine  ayaa waxaa la isla meel dhigay in la [...]

September 3 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Sarkaal ka Goostay Dowlada KMG kuna Biiray Al-Shabaab

Sarkaal ka Goostay Dowlada KMG kuna Biiray Al-Shabaab

Aaarannews(London) Ciidan ka tirsanaa dowlada KMG ah ee ku sugnaa Goblada Bay iyo Bakool ayaa la sheegayaa in ay ka goosteen isla markaana ay kuu biireen maamulka Islaamiga ah ee ka taliya gobolada Bay iyo Bakool ee Xarakada Al-shabaab Al-mujaahidiin. wararkaan ayaa ayaa waxaa xaqiijiyay Mayow Cabdi Maxamuud oo ah ka mid ahaa Saraakiisha ciidanka [...]

September 3 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Wiil Qur’aanka Maahane Aan Wax Kale Aqoonin (MUCJISO LAYAAB LEH( Halkaan Ka Daawo)

Wiil Qur’aanka Maahane Aan Wax Kale Aqoonin (MUCJISO LAYAAB LEH( Halkaan Ka Daawo)

Aaarannews (London)Waxaa marka hore mahad leh allah subxaana watacalaa kaas oo aheeya wax kasta oo aduunka saaran. FADLAN HALKAAN KA DAAWO sida halkaan aan idin kugu soo gudbin doono walaalayaal arin Mucjiso ah ee ka dhacday magaalada Qaahiro ee Dalka Masar waxaa kanaal qaabilsan barnaamijyada diiniga ah uu soo bandhigay wiil dhalin yaro ah oo garashadiisa aysan [...]

August 23 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Askar ka tirsan dowladda KMG oo hungowday iyo askari kale oo sabab layaab leh u geeriyooday

Askar ka tirsan dowladda KMG oo hungowday iyo askari kale oo sabab layaab leh u geeriyooday

Aarannews(Muqdishu)Askar ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku hungowday dhac ay u geysanayeen askari kale oo ka tirsan dowladda oo ay doonayeen in Bastoolad uu watay ay ka dishaan kadibna ka dhacaan. Askarta oo dil u geystay askariga kale oo ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo  ay ku dileen degmada Xamar weyne ee magaalada [...]

August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Mid ka mid ah saldhigyada Booliska dowladda KMG ee Muqdisho oo la weeraray

Mid ka mid ah saldhigyada Booliska dowladda KMG ee Muqdisho oo la weeraray

Aarannews(Muqdishu) Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa xalay lagu qaaday saldhiga Afar irdood degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG. Qaraxaas oo aan la sheegin waxyeello ka soo gaartay ciidamada dowladda ayay wararku sheegayaan in qaraxa kadib ay fureen ciidamada dowladda rasaas culus oo la sheegay inay sababtay [...]

August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dad tukanayay oo uu madfac ku habsaday

Dad tukanayay oo uu madfac ku habsaday

Aarannews(Muqdishu) Madaafiic culus oo xalay lagu garaacay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ayaa sababatay khasaarooyin isugu jira naf iyo maal, waxayna mashaqada ugu naxdinta badani ay ka dhacday Masjid xalay salaadda Taraawiixda lagu tukanayay kaasoo qaar ka mid ah dadkii tuknayay ay ku dhinteen, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Masjidkaas oo lagu magacaabo Masjidka Lakari, [...]

August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowladda Suudaan oo sheegtay inay dhexdhexaadinayso dowladda KMG iyo xoogagga ka soo horjeeda

Dowladda Suudaan oo sheegtay inay dhexdhexaadinayso dowladda KMG iyo xoogagga ka soo horjeeda

Aarannews (Muqdishu)Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Suudaan Cali Karti ayaa sheegay inay ka qayb qaadanayaan wax ka qabashada xaaladda adag ee ka taagan dalka Soomaaliya. Mr. Cali Karti oo Shir jiraa’id ku qabtay magaalada Khartum kadib kulan dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Suudaan Shariif Sheekh Axmed iyo Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa waxa uu sheegay in [...]

August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »