Ads
 
“Author Archive”

Golaha ammaanka Qaaradda Afrika oo shir ka yeelanaya dagaalada Muqdisho

Golaha ammaanka Qaaradda Afrika oo shir  ka yeelanaya dagaalada Muqdisho

Aarannews(Addis Ababa, Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Golaha ammaanka iyo Midinimada Qaaradda Afrika uu maanta kulan degdeg ah ka yeelanayo xaaladda adag ee ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada ka socda Muqdisho. Sarkaal u hadlay Golaha ammaanka Qaaradda Afrika ayaa sheegay in kulanka manta ka dhacay [...]

September 1 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta Kala Bayr yimid Dibna uga Noqday

Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta Kala Bayr yimid Dibna uga Noqday

Aarannews (Hiiraan) Waxaa maanta soo galay ciidamo Itoobiyaan ah gobolka Hiiraan gaar ahaan halka loo yaqaan Kala Bayrka. Waxaana dad goobjoogayaal ah ay sheegayaan in ay wehiliyeen ciidan lagu sheegay in ay ka tirsanyihiin DKM ee Soomaaliya. Waxa ay isku gidaameen agagaarka Kala Bayrka. Waxa ay ku sugnaayeen qadar Saacado ah kadibna waxa ay dib ugu noqdeen  [...]

August 27 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaalada Muqdisho oo galay maalintoodii Shanaad

Dagaalada Muqdisho oo galay maalintoodii  Shanaad

Aarannews (Muqdishu)Waxaa maalintii Shanaad maanta ka socda qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG, AMISOM iyo kuwa Ahlusunna oo isku dhinac iyo xoogagga ka soo horjeeda ee Al-shabaab iyo Xisbul islaam oo dhinac ah. Dagaalada maanta socda oo aan weli la ogaan khasaaraha ka dhashay ayaa kuwii afartii [...]

August 27 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaalada Muqdisho oo galay maalintoodii afaraad

Dagaalada Muqdisho oo galay maalintoodii  afaraad

Aarannews (Muqdishu)Waxaa maalintii afaraad maanta ka socda qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho dagaalo culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG, AMISOM iyo kuwa Ahlusunna oo isku dhinac iyo xoogagga ka soo horjeeda ee Al-shabaab iyo Xisbul islaam oo dhinac ah.   Dagaalada maanta socda oo aan weli la ogaan khasaaraha ka dhashay [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo inuu is casilo loogu baaqay

Madaxweynaha Soomaaliya oo inuu is casilo loogu baaqay

Aarannews (Muqdishu) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa loogu baaqay inuu gebi ahaanba iska casilo xilka madaxtinimada Soomaaliya.   Qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo xubno horay Wasiirro uga soo noqday Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxay ugu baaqeen madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed in uu iska casilo xilka [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Suuqa Bakaaraha iyo qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho oo maalintii Afaraad xiran.

Suuqa Bakaaraha iyo qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho oo maalintii Afaraad xiran.

Aarannews (Muqdishu) Waxaa maalintii Afaraad gebi ahaanba xiran ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kadib saamayn suuqa ku yeeshay dagaalada iyo duqeymaha ka holcaya magaalada.   Dagaalada socda afarta maalmood  oo galaaftay nolosha dad rayid ah oo aad u fara badan ayaa haddana waxay sababeen in ay xirmaan goobaha Ganacsiga, Waxbarashada iyo waddooyinka [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowladda KMG oo soo bandhigtay meydka nin ay sheegtay inuu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab.

Dowladda KMG oo soo bandhigtay meydka nin ay sheegtay inuu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab.

Aarannews(Muqdishu)Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigtay meydka nin ay sheegeen in uu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab, kaasoo lagu dilay weerar xalay kooxo hubeysani ku qaadeen Saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.   Afhayeenka Ciidamada Booliska dowladda KMG Soomaaliya G/sare C/llaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in ninkan iyo kooxo kale ay xalay [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaanno madaxda dowladda KMG eedeeyay

Xildhibaanno madaxda dowladda KMG eedeeyay

Aarannews(Muqdishu)Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda KMG Soomaaliya inay mas’uul ka yihiin weerarkii doraad lagu qaaday Hotel Muna ee lagu dilay dadka faraha badan kuwo kalena lagu dhaawacay.  “Weerarkii dhacay wuxuu ku yimid dayacaadda madaxda dalka ay dayaceen inay xil iska saaraan ammaanka xildhibaannada, waxaana mas’uul ka ah iyaga” ayuu yiri [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Macgacyadii Xildhibaanadii ku geeriyooday weerarkii Hotel Munna iyo kuwii dhaacmay

Macgacyadii Xildhibaanadii ku geeriyooday weerarkii Hotel Munna iyo kuwii dhaacmay

Aarannews (Muqdishu) Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda warfaafinta ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay magacyada xildhibaannadii Baarlamaanka ee maalintii doraad ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay Hotel Muna oo ku yaala degmada Xamar wayne ee magaalada Muqdisho.   Magacyada xildhibaanadii ku geeriyooday weerarkaasi waxaa ka mid ahaa:- Maxamed Xasan Maxamed [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Sheekh Shariif oo sheegay in dowladdiisu ay qorshe cusub heyso

Sheekh Shariif oo sheegay in dowladdiisu ay qorshe cusub heyso

Aarannews(Muqdishu) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Al-shabaab iyo kooxaha ku fikirka ah ay bilaabeen sida uu yiri qidado cusub oo ay ku waxyeelaynayaan mas’uuliyiinta dowladda KMG iyo shacbiga Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay sameynayaan isbedel weyn oo dhinaca Amniga ah si buu yiri loo ilaaliyo [...]

August 26 2010 | Posted in WARARKA | Read More »