Muqdisho ayaa noqotay goobta Idaacadaha FM-ta ugu badan ka furanyihiin marka la fiiriyo dunida, taasina waxay dadka qaar ku macneeyeen inay ka dambeyso iyadoo qof kasta uu doonayo inuu dhaqaale ka helo sidii uu doono ha u adeegsadee, waxaana haatan magaalada Muqdisho haatan ka furan 25-FM, kuwaas oo ay ka mid yihiin:- Radio Muqdisho, Radio [...]








