Ads
 
“Author Archive”

Sheekh Shariif iyo Sharma’arke oo bilaabay inay is eedeeyaan

Sheekh Shariif iyo Sharma’arke oo bilaabay inay is eedeeyaan

Aarannews(Muqdisho)  kadib markii Khilaaf qarsoomi waayay uu soo kala dhex galay madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif iyo Ra’isal wasaarihiisa Cumar C/rashiid ayaa waxay labada nin bilaabeen in ay is eedeeyaan. Sharma’arke ayaa sheegay in madaxweyne Shariif uu ka horyimid dastuurka cusub ee dhawaan loo sameeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu isagu yahay ninka khilaafka [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Haweenka Kenya oo Rubac malyuun ka tiro batay ragga

Haweenka Kenya oo Rubac malyuun ka tiro batay ragga

Aarannews(Nayroobi)  Tirokoob lagu sameeyay dadka Kenya ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa lagu ogaaday in haweenka Kenya ay rubuc malyuun ka badan yihiin tirada raga. Tiro koobkan ayaa waxa lagu shaaciyay in tirada dadka Kenya ay noqotay 38,610,097 qofood oo kala ah 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 Dumar ah, iyadoo sidoo kale Tiro koobkani dadka [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Fanaanta Muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyey

Fanaanta Muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyey

Aarannes(Muqdisho)  Fannaaniinta ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqadoodii fanka ay ka burburtay tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 2006-dii xilligii Midowga Maxaakiinta islaamiga Muqdisho ka  hanaqaadeen, wixii markaas ka dambeeyayna ay sii xoogeysteen kooxaha Islaamiyiinta ee ka farcamay maxkamadaha oo  iyaga ka horjeeda howlaha fanka ayaa waxaa maanta fannaaniintaasi la gaarsiiyey deeq lacageed. Deeqdaas lacageed [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Ragga Xaaslayaasha ee u dhashay dalka Kuweyt oo lacago loo ballanqaaday haddii ay guursadaan haweenka ka weyn 40-sano

Ragga Xaaslayaasha ee u dhashay dalka Kuweyt oo lacago loo ballanqaaday haddii ay guursadaan haweenka ka weyn 40-sano

Aarannews(Dubai)  Haweenka Afartan sano jirka iyo kuwa ka da’da weyn ee garoobada ah ama kuwa laga dhintay  iyo kuwa aan weligood hore loo guursan ee u dhashay dalka Kuwayt ayaa waxay heleen fursado guur, kadib markii  Baarlamaanka dalkaasi uu ansaxiyay go’aan ah in ragga u dhashay dalka Kuwayt ee guursada xaas Labaad gaar ahaan kuwa [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Xarakada Al-shabaab oo Muqdisho ku soo bandhigay ciidamo tababar soo dhamaystay

Xarakada Al-shabaab oo Muqdisho ku soo bandhigay ciidamo tababar soo dhamaystay

Aarannews(Muqdisho)  Boqolaal askari oo ka tirsan xoogaga xarakada Al-shabaab oo tababaro ku soo dhamaystay  qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Ciidamadaas oo dhoolatus  haaddo ka cayaar ah ku sameeyay xaruntii hore Maslax ee duleedka magaalada Muqdisho xaafadda Suuqa Xoolaha ayaa waxay ku hubeysnaayeen hub noocyo kala [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Khaad loo ekeysiiyay ubaxyada guryaha lagu sharaxdo oo la qabtay

Khaad loo ekeysiiyay ubaxyada guryaha lagu sharaxdo oo la qabtay

Aarannews(Calgary)  Si loo qariyo isla markaana loo geeyo dal laga diidan yahay ayaa Baakado waxaa laga buuxiyay Khaat culeyskiisa lagu sheegay 73 Kg, kaasoo lagu qabtay Garoon diyaaradeed laga dhoofinayay. Ciidamada ammaanka dalka Kanada ayaa la sheegay inay garoonka diyaaradaha Calgary International Airport ee dalka Kanada ku qabteen Khaadkaas oo loo soo qariyay si aad [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG oo shaaciyey midka saxan madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG  oo shaaciyey midka saxan madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha

Aarannews(Muqdisho)   Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG Soomaaliya C/llaahi Daahir Barre oo ka hadlay muranka ka taagan dastuurka cusub ee loo sameynayo dalka Soomaaliya kaasoo dhawaan ay soo bandhigeen Guddiga madaxa bannaan ee Dasrtuur sameynta ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Guddiga loo xilsaarayo Dastuur sameynta dalka marka hore ay ansixiyaan Baarlamaanka, Xukuumadda [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaalo iyo duqeymo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho

Dagaalo iyo duqeymo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho

Aarannews(Muqdisho)  Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaallo iyo duqeymo ay ka dheceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo meelaha qaar dagaalladu ay ka socdeen tan iyo shalay. Dagaallada ugu culusi waxa ay ka dheceen degmooyinka Boondheere, Howlwadaag iyo Hodan ee magaalada Muqdisho, iyadoo madaafiic khasaare geysatay ay ku dhacday gudaha suuqa Bakaaraha. Dagaalada [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Maxaa ka jira in dekadda Muqdisho lagu wareejinayo shirkad ajnabi ah

Maxaa ka jira in dekadda Muqdisho lagu wareejinayo shirkad ajnabi ah

Aarannews(Muqdisho)  Warar hoose oo laga helay xafiiska madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Sheekh Shariif uu qorsheynayo in dekedda Muqdisho ku wareejiyo shirkad ajnabi ah. Qorshaha lagu doonayo in dekadda Muqdisho lagu wareejiyo shirkad ajnabi ah oo ah mid qabyo ah ayaa la sheegay in madaxweynuhu doonayo in maamulka dekedda Muqdisho uu ku [...]

September 5 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Askari ka tirsan dowladda KMG oo wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Muqdisho

Askari ka tirsan dowladda KMG oo wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Muqdisho

Aarannews(Muqdisho)  Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ayaa ku dilay wiil dhalinyaro gudaha degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho oo ah degaan uu ka taliyo maamul hoos taga dowladda KMG Soomaaliya. Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in askarigan uu rasaas ku furay wiilkaas dhalinyarada kadibna uu isla goobta ku geeriyooday. Lama oga sababta ka dambeysa dilka [...]

September 4 2010 | Posted in WARARKA | Read More »