“Author Archive”

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo u direysa koonrfurta dalka Suudaan iyo IGAD oo ka hadashay, sheegtayna in…

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo u direysa koonrfurta dalka Suudaan iyo IGAD oo ka hadashay, sheegtayna in…

War ka soo baxay Xarunta Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in ciidamo ka socda ilaa shan dal oo ka tirsan IGAD, kuna jirto Soomaaliya ay ciidamo u dirayaan dalka Koofurta Sudan, si ay u dejiyaan xaalada dalkaas ee dagaalada ka jiraan, sida ay qortay wakaalada wararka ee Anatolia ee dalka Turkiga oo soo xiganeysa […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Kenya: Somaliya dowlad kama jirto, dadka Somaliyeedna waxay doonayaan inay Kenya burburiyaan

Madaxweynaha Kenya: Somaliya dowlad kama jirto, dadka Somaliyeedna waxay doonayaan inay Kenya burburiyaan

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Somalidu ay doonayaan inay burburiyaan Kenya, isagoo sheegay inay ciidamada Kenya ka hortagaan in dalkooda ay burburiyaan sida uu yiri, Kenyatta ayaa hadalkan ka sheegay tababar loosoo xirirayay ciidammo booliis ah, isagoo sheegay in howlgallada ay sii socon doonaan illaa dalka Kenya nabad laga dhigayo. “Soomaaliya waa dal […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Mid ka mid ah garaadada khaatumo iyo wasiirkii maaliyadda ee maamulkaasi oo Hargeysa ka degay ka dib markii…

Mid ka mid ah garaadada khaatumo iyo wasiirkii maaliyadda ee maamulkaasi oo Hargeysa ka degay ka dib markii…

Wafdi uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka Gobalka sool gaar ahaan kuwii taageersanaa waxna ka dhisay maamulka khaatumo  ayaa shalay  ka degay garoonka diyaaradaha magalada Hargaysa isaga oo uu la socdo wasiirkii maaliyadda ee maamulka Khaatumo. Garaad Jaamac iyo wasiirka Maxtooyada Somaliland oo shir maalmo qaatay ku soo yeeshay magalada […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Col. Barre Hiiraale: Waan dagaalmeynaa ilaa aan xornimo ka helayno Ra’isul wasaaruhuna dhinac ayuu la saftay

Col. Barre Hiiraale: Waan dagaalmeynaa ilaa aan xornimo ka helayno Ra’isul wasaaruhuna dhinac ayuu la saftay

Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu eedeyn kulul u soo jeediyey ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya oo uu sheegay inuu la saftey qeyb ka mid ah dhinacyda isku haya gobolada Jubbooyinka. Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo la hadlay shalay  VOA qeybteeda afka Soomaaliga ayaa waxaa uu eedeyn kulul […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

R/wasaaraha Somaliya oo sheegay in qofkii ka horyimada heshiis uu la galay maamulka Jubbaland loo aqoonsan doono…

R/wasaaraha Somaliya oo sheegay in qofkii ka horyimada heshiis uu la galay maamulka Jubbaland loo aqoonsan doono…

R/wasaaraha Soomaaliya C/weli Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo muddo todobaad ah booqasho joogay magaalada kismaayo, isla markaasna kulamo kala duwan halkaasi kula yeeshay waxgarad, odayaal iyo xubno ka tirsan maamulka Jubba ayaa shalay sheegay in kulmadii ay halkaasi ka wadeen laga gaaray is afgarad la dhexdhigay dhinacydii isku hayey arrimaha Kismaayo. Gabagabadii kulamadaasi […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowladda Somaliya oo si adag uga hadashay Sirdoonka Mareykanka oo dhageystay taleefanada M/weyne Xasan Sheekh iyo

Dowladda Somaliya oo si adag uga hadashay Sirdoonka Mareykanka oo dhageystay taleefanada M/weyne Xasan Sheekh iyo

Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibrahim Xaaji ayaa sheegay shalay  in xukuumaddu ay ka hor-tegi doonto n la dhageysto taleefoonnada madaxda dowladda Soomaaliya,wuxuuna Hadalkan uu ku sheegay wasiirku  barnaamij lagu wareysto madaxda dowladda oo shalay  ka baxay idaacadda ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay inaan wax la jecleysan […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasaaradda gaashandhigga Soomaaliya oo ka hadashey ciidamada gaar ka u ah QM ee Muqdisho la keenay

Wasaaradda gaashandhigga Soomaaliya oo ka hadashey ciidamada gaar ka u ah QM ee Muqdisho la keenay

Qaramada Midoobay ayaa Khamiis doraad aheyd  waxa ay Muqdisho ka dajisay kooxdii ugu horeysay ee ciidamo ka socda Uganda oo ilaalin doono shaqaalaha iyo xarumaha Q/Midoobay ee Muqdisho,waxaana arrinta xilligan ka hadashey wasaaradda gaashandhigga dalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud,wasiirka Gaashaandhigga dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ciidamadan Muqdisho loo keenay ilaalinta xaafiisyada Qaramada Midoobay, […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada sirdoonka Kenya oo u yeeray Faarax Macalin, su’aalo ku saabsan Somaliyana weydiiyey

Ciidamada sirdoonka Kenya oo u yeeray Faarax Macalin, su’aalo ku saabsan Somaliyana weydiiyey

Farax Macallin oo ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii Barlamaanka Kenya, ahna siyaasi dhaliila dawladda oo si cad u cambaareeya dagaalka kenya ay sheegto in ay kula jirto argagixisada ,islamarkaasna beryihii tagay  si kulul uga hadlayey raafka iyo qabqabshada ciidamada Kenya ay ku hayaan dadka soomaalida ah ayaa khamiistii looga yeeray xarunta booliska ee la dagaalamaya […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Faahfaahin ku saabsan dagaal khasaare geystay oo ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhexmaray Sh/dhexe

Faahfaahin ku saabsan dagaal khasaare geystay oo ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhexmaray Sh/dhexe

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda soomaaliya  uu ku dhex maray shalay  degmadaas, iyadoo la soo sheegayo in dagaalka uu geystay khasaare ballaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo boolis ah oo ka ambabaxay magaalada […]

April 19 2014 | Posted in WARARKA | Read More »

Wadahalo la sheegay inay u socdaan R/wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland

Wadahalo la sheegay inay u socdaan R/wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in wadahalo hoose ay u bilowdeen maamulka Somaliland iyo R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland. Sida warku sheegayo maamulka Somaliland ayaa qiray inay wadahadal kula jiraan siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo ah maskaxdii sameysay maamulka […]

April 17 2014 | Posted in WARARKA | Read More »