Ads
 
Home » Maqaallada You are browsing entries filed in “Maqaallada”

Puntland Cadowgeedu waa Caqlixumaday Dugsaneyso.

Puntland Cadowgeedu waa Caqlixumaday Dugsaneyso.

Waxaa igu kalifay qormadan caqlicelinta ah, markii ay dhegahayga iyo dhaayaheyguba ka harsanwaayeen qolooyin badan oo afkooda iyo uurkooduba isdiidan yahay, ha ahaato isdiidanaantu mid kutimid kutalagal ama ha ahaato mid ay iskaba ahaatay. Waxaa batay ku hadaaqa ereyada ay ugu horeeyaan “Cadowga Puntland”, nabadii ayaa noqotay mid la isku bahalagaliyo, iyadoo la leeyahay hadii [...]

August 7 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

YAAN UGA DACWOONAA?!!

YAAN UGA DACWOONAA?!!

Aarannews(Muqdisho)     Ma u malaynayo oo ma is dhahayo baahi dhaqaale ayaa ku xambaareysa, sidoo kale ilama aha in ogaalka iyo garashadu ay ku yar tahay, ilamana aha in ugu yaraan wax dadku garan karo ay iyagu garan waayeen, si kasta haddii aan u rogrogay ma fahmin ilaa iyo hadda ujeeddada iyo go’aan qaadashada arrinkaasi sameyntiisa [...]

May 29 2010 | Posted in Maqaallada, WARARKA | Read More »

Faalo: Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya”

Faalo: Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya”

Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.[1] Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.[2] Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed. Hase [...]

May 25 2010 | Posted in Maqaallada, WARARKA | Read More »

MA YAHAY SAAXIIBKAAGA AAD U JECESHAHAY NINKAAGA AMA XAASKAAGA?

MA YAHAY SAAXIIBKAAGA AAD U JECESHAHAY NINKAAGA  AMA XAASKAAGA?

Marwo Umul Balqiis oo ah hooyo Soomaaliyeed  Guurkeeduna gaaray 16 sano ayaa waxa ay tiri “Waxaan u orankaraa  si daacad ah ninkayga ayaa ah saaxiibka aan ugu jeclahay”. Markii aad  aad uga fakarto macnaha saaxiibtinimada  iyo macaanida ay leedahay ayaa  waxaa kuu soo baxaya in  ay tahay ruux aad jeceshahay la joogiisa, la sheekeeysigiisa. Waxaa kale oo lagu micnaynkaraa [...]

May 14 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

PUNTLAND IYO CADAALADA

PUNTLAND IYO CADAALADA

Maqaalkan aad baa uga fiirsaday waxaana muhiimadiisu tahay iney Shacabka Puntland  fahmaan waxay xaqa u leeyahiin,runtiina waxaan ogaaday Shicibka Puntland ineysan ogeyn xaqooda ayna is dhiibeen waana ku mahasanyahiin dulqaadka badan ay muujiyeen iyagoo u eegaya xaalada Wadanka Koonfurtiisu ku suganayahay,waqtigii waa dheraaday Dawladuna garawshiiyo wey sameyn wayeen,Shicibkiina waxey ku socdaan iney quustaan una qaatan [...]

May 10 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

Barbaarta iyo Saxaafada, Siyaasada iyo Dhalaan ka roonka.

Barbaarta iyo Saxaafada, Siyaasada iyo Dhalaan ka roonka.

Somaliya Waa dal bur bur ah Waxaa uu dhacaa bariga afrika, bilowgii sagaashamaadkii ayaa waxaa shaashada ka baxday xukuumad lagu roonaaday oo uu hugaaminayey Madaxweynihii geeryooday ee Somaliya Naxariistii janno alle ha ka Waraabiyee Gen. Maxamed siyaad barre, Taas oo ku dhowaad 20 sano ka Talinaysay Gudaha dalka Waxayse keentay in cadaawad xun ay isu [...]

May 9 2010 | Posted in Maqaallada, WARARKA | Read More »

Gabay: Xildhibaan Baruur Laaca

Gabay:   Xildhibaan Baruur Laaca

Gabeygan aan ugu Magacdaray Xildhibaan Baruur laac ah, waxaan curiyay kolkii Xildhibaano badan oo ka tirasan DFKG ah, sharaf iyo xurmadii ay ku magacaabnaayeen ayagoo huwan qiimihii calanka Soomaaliyeed dhulka ay ku jiideen Booliiska Kenya,  halsaac gudahoodna lagaxaraasay Hoteladii iyo baararkii Nayroobi ayagoo shabaqle inta la saarey tuugadii iyo darbijiifkii lala xareeyay. Taa waxaa ku [...]

May 9 2010 | Posted in Maqaallada, WARARKA | Read More »

Beenta iyo Khiyaanadu waa burburiyaha Jaceylka!!!

Beenta iyo Khiyaanadu waa burburiyaha  Jaceylka!!!

Inta badan waxaa dhacda in labo qof oo lamaane ah ay si kedis ah oo lama filaan ah isu gariifaan amaba ku kala tagaan, waxaana inta badan kala tagoodaas ama is gariifkooda sabab looga dhigaa bilowga haasawahooda oo ay ku unkaan been iyo hadalo aan jirin oo khayaano ah. Haddaba beys xumida iyo been ku [...]

May 8 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

ANISO YUUSUF:- Wuxuu igu yiri waxaa la gaaray waqtigii aan runta kuu sheegi lahaa.

ANISO YUUSUF:- Wuxuu igu yiri waxaa la gaaray waqtigii aan runta kuu sheegi lahaa.

Gabar lagu magacaabo Aniso Yuusuf Cusmaan ayaa xiriir ay la soo samaysay shabakadda wararka AARANNEWS waxay uga qisootay arrin murugo leh oo soo martay,  taasoo ay kala soo kulantay guurar murugeysan oo soo maray, gaar ahaan dhib aysan fileyn oo ay kala kulantay ninkii ugu dambeeyay ee guursaday, kaasoo guur qarsoodi ama qudbo siro ah [...]

May 8 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

QAXA AHLU QABUURTA !

QAXA  AHLU  QABUURTA !

Hadaad horey u aragtay ama aad u maqli jirtay dad ka barakaca aagaga dagaalada ay saameeyeen ee magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka. Ama  ay dhagahaagu ka bateen wax badan maanta sheekadii hore wey isbedeshay oo qaxa wuxuu yeeshay weji cusub.  Markii ay Muqdisho iyo meelo kale oo gobolada Soomaliya ka bilaabatay [...]

April 24 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »