Home » AARAN NEWS You are browsing entries filed in “AARAN NEWS”

Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse dan u yahay dowladda iyo shacabka….?

Lacagaha Shillin Soomaaliga ee xilligan sii qiima dhacaya maxaa sabab u ah, yuuse  dan u yahay dowladda iyo shacabka….?

Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn,  waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka  oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku baahay.   Ganacsatadu waxa ay badeecooyinka ku soo iibsadaan lacagaha doollarka, mushaaraadka dowladdu bixiso iyo kan hay’aduhu bixiyaan waa doollar, shaqaalaha caadiga ah ee u shaqeeya ganacsatada mushaaraadkoodu waa doollar, inta […]

February 16 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Maqaallada, WARARKA | Read More »

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya.   Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu […]

February 9 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

FAHIIMO SALAAD: “Jacayl been ah ayaa la i soo dhadhansiiyay”

FAHIIMO SALAAD:  “Jacayl been ah ayaa la i soo dhadhansiiyay”

Marka hore waxaan salaamayaa Qorayaasha Website-ka AARANNEWS.COM, waxaana uga hambalyeynayaa dedaalkooda iyo kaalinta wanaagsan ee ay bulshada u hayaan. Intaa kadib magaceygu waa Fahiimo Salaad, waxaan dhawaan ka imid dalka Sweden, magaalada Muqdisho oo nabad noqotay ayaana hilow ii soo qabtay, waalidkeyna ay ku nool yihiin, waxaana kamid ah akhristayaasha Aarannews.com waxaana ku  taxanahay waxyaabaha […]

February 4 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Maqaallada, WARARKA | Read More »

Madaxweynayaasha labada Sudan oo ku kulmay Addis Ababa

Madaxweynayaasha labada Sudan oo ku kulmay Addis Ababa

Labada madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir iyo Selva Kiir Jimcihii ayay soo gaareen magaalada Adis Ababa, waxaa dabadeed gooni gooni ula kulmay dhexdhexaadiyaasha Sudan ee midowga afrika iyo doowlada Ethiopia, waxaa la arkayay hogaamiyaasha Sudan oo la fadhiya RW Ethiopia iyo Tabo Imbeki, madaxweynihii hore ee South Afrika, oo ah dhaxdhaxaadiyaha midowga Afrika ugu qaabilsan labada […]

January 6 2013 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »

Guddoonka Baarlamaanka oo shaaciyey inay dib u dhigeen xeritaanka kala fadhiga koobaad ee Baarlamaanka ka dib markii…

Guddoonka Baarlamaanka oo shaaciyey inay dib u dhigeen xeritaanka kala fadhiga koobaad ee Baarlamaanka ka dib markii…

Guddoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay  shaaciyey in dib loo dhigay xeritaanka kala fadhiga koobaad ee mudanayaasha Baarlamaanka oo horey loogu qorsheeyey maanta inuu xirmo. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xeritaanka kala fadhiga koobaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta  horey loogu qorsheeyey dib loo dhigay […]

January 6 2013 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »

War Deg Deg Ah:-Dagaal ka Socda Gal-gala iyo Taangiyo ka Qeyb Qaadanaaya…

War Deg Deg Ah:-Dagaal ka Socda Gal-gala iyo Taangiyo ka Qeyb Qaadanaaya…

Warar hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab uu ka qarxay Buuraha Gal-gala kaa oo Taangiyada Puntland ay ka qeyb qaadanaayaan. Dagaalkaan ayaa holcay kadib markii ciidamada Puntland ay ka warheleen in halkaa looga soo abaabulaayo dagaalo iyaga ka dhan ah, waxaana ay qaadeen weerar looga hortagaayo ciidankaa […]

January 6 2013 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »

Wafdi uu hogaaminayo Axmed Madoobe oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya…

Wafdi uu hogaaminayo Axmed Madoobe oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya…

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in wafdi uu hogaaminayo hogaamiyaha jabhadda Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} inuu ku soo fool leeyahay magaalada Muqdisho si uu kulamo ula qaato madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya oo la sheegay inuu kala hadli doono arrimaha maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo […]

January 6 2013 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »

Arrin la Yaab leh oo Shalay ka Dhacday Eastleigh…

Arrin la Yaab leh oo Shalay ka Dhacday Eastleigh…

Nairobi:  Waxaa Shalay oo ay Taariikhdu aheyd 05 January 2013, ayaan waxaan Goob joog ka ahaa ee arrin ka dhacday EASTLEIGH gaar ahaan wadaada 6 street ka dib markii ay soo galeen Ciidamada loo yaqaan AP oo wata Baabuurta loo yaqaan Cabdi bile oo darbaal leh waxaana hoggamineysay Qof Dumar ah oo caan ka ah […]

January 6 2013 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »

HAMBALYO SANAD CUSUB

HAMBALYO SANAD CUSUB

Sanadka cusub ee curtay 2013ka waxaan Ilaahay ka baryeynayaa inuu horumar iyo barwaaqo ina gayeysiiyo, isla markaana uu Ilaahay naga nabad geliyo hertidiisa, sanadkii tegay  ee 2012-kana Ilaahay haraantidiisa iyo dhibkii uu ka tegay ina mootiyo, HORUMAR, BARAARE, BARWAAQO, SINAAN IYO CADAALAD Ilaahay ha ina gaarsiiyo Aamiin— Aamiin

January 1 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Ogeysiis, WARARKA | Read More »

Dhalinyaro ajnabi ah oo lagu qabtay magaalada Guriceel…

Dhalinyaro ajnabi ah oo lagu qabtay magaalada Guriceel…

Labo  wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in aanay garaneyn afka Soomaaliga ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen maamulka degmada Guriceel. Muuse Macalin Maxamuud oo ah Madaxa amniga degmada Guriceel ayaa sheegay in labadaasi dhalinyarada ah ay ka soo qabteen deegaan miyi ah oo dhanka bari kaga beegan Guriceel. Waxa […]

December 28 2012 | Posted in AARAN NEWS, WARARKA | Read More »