Ads
 
Home » Dhacdooyinka You are browsing entries filed in “Dhacdooyinka”

Haweenka Kenya oo Rubac malyuun ka tiro batay ragga

Haweenka Kenya oo Rubac malyuun ka tiro batay ragga

Aarannews(Nayroobi)  Tirokoob lagu sameeyay dadka Kenya ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa lagu ogaaday in haweenka Kenya ay rubuc malyuun ka badan yihiin tirada raga. Tiro koobkan ayaa waxa lagu shaaciyay in tirada dadka Kenya ay noqotay 38,610,097 qofood oo kala ah 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 Dumar ah, iyadoo sidoo kale Tiro koobkani dadka [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Ragga Xaaslayaasha ee u dhashay dalka Kuweyt oo lacago loo ballanqaaday haddii ay guursadaan haweenka ka weyn 40-sano

Ragga Xaaslayaasha ee u dhashay dalka Kuweyt oo lacago loo ballanqaaday haddii ay guursadaan haweenka ka weyn 40-sano

Aarannews(Dubai)  Haweenka Afartan sano jirka iyo kuwa ka da’da weyn ee garoobada ah ama kuwa laga dhintay  iyo kuwa aan weligood hore loo guursan ee u dhashay dalka Kuwayt ayaa waxay heleen fursado guur, kadib markii  Baarlamaanka dalkaasi uu ansaxiyay go’aan ah in ragga u dhashay dalka Kuwayt ee guursada xaas Labaad gaar ahaan kuwa [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Khaad loo ekeysiiyay ubaxyada guryaha lagu sharaxdo oo la qabtay

Khaad loo ekeysiiyay ubaxyada guryaha lagu sharaxdo oo la qabtay

Aarannews(Calgary)  Si loo qariyo isla markaana loo geeyo dal laga diidan yahay ayaa Baakado waxaa laga buuxiyay Khaat culeyskiisa lagu sheegay 73 Kg, kaasoo lagu qabtay Garoon diyaaradeed laga dhoofinayay. Ciidamada ammaanka dalka Kanada ayaa la sheegay inay garoonka diyaaradaha Calgary International Airport ee dalka Kanada ku qabteen Khaadkaas oo loo soo qariyay si aad [...]

September 5 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Haweenay Dibbi nuujisa Naaskeeda

Haweenay Dibbi nuujisa Naaskeeda

Aarannews(Dalhi)  Adduunkan inta aad ku nooshahay wax waliba waad ku arkaysaa ama ku maqlaysaa, waxayna Soomaalidu tiraahdaa “Nin adduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban” waxaa laga soo sheegayaa dalka Hindiya in haweeney u dhalatay dalkaas ay nuujiso Dibbi yar. Haweenaydaas oo degan tuulo ku taala gobolka Rajistan ee dalkaasi Hindiya ayaa la sheegay in ay [...]

September 2 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

Hooyo ka walaacsan gabadheeda oo 3sano jir ah oo sigaarka iyo khamriga si saa’id ah u cabta

Hooyo ka walaacsan gabadheeda oo 3sano jir ah oo sigaarka iyo khamriga si saa’id ah u cabta

Aarannews(Muqdisho) Hooyo u dhalatay dalka Shiinaha ayaa waxay walaac weyn ka muujisay gabar saddex sano jir ah oo ay dhashay oo sigaarka iyo khamriga si aad u isticmaasha. Hooyada dhashay Gabadhaas yar ayaa waxay aragtay dhowr jeer iyadoo cabista sigaarka iyo khamriga kula dhuumaysa meelo qarsoodi ah, marar badanna ay Hooyadu ka soo saartay gabadha [...]

June 26 2010 | Posted in Dhacdooyinka | Read More »

Mataano Hooyadood Qudha uga jaray Jacayl awgii

Mataano Hooyadood Qudha uga jaray Jacayl awgii

Aarannews(Los angels), Gabdho mataano  oo degan gobolka Utah ee dalka Maraykanka ayaa qudha ka jaray hooyadood oo magaceedu ahaa Jarmeca. Labada gabdhood oo lakala yiraahdo Jasmiyah iyo Tasmiyah oo da’doodu tahay 16 sano jir ayaa la sheegay sababta ay Hooyadood u dileen inay tahay kadib markii ay dhibsadeen nin ay jeclayd Hooyadood kadibna Hooyada oo [...]

May 30 2010 | Posted in Dhacdooyinka, WARARKA | Read More »

MA YAHAY SAAXIIBKAAGA AAD U JECESHAHAY NINKAAGA AMA XAASKAAGA?

MA YAHAY SAAXIIBKAAGA AAD U JECESHAHAY NINKAAGA  AMA XAASKAAGA?

Marwo Umul Balqiis oo ah hooyo Soomaaliyeed  Guurkeeduna gaaray 16 sano ayaa waxa ay tiri “Waxaan u orankaraa  si daacad ah ninkayga ayaa ah saaxiibka aan ugu jeclahay”. Markii aad  aad uga fakarto macnaha saaxiibtinimada  iyo macaanida ay leedahay ayaa  waxaa kuu soo baxaya in  ay tahay ruux aad jeceshahay la joogiisa, la sheekeeysigiisa. Waxaa kale oo lagu micnaynkaraa [...]

May 14 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

Beenta iyo Khiyaanadu waa burburiyaha Jaceylka!!!

Beenta iyo Khiyaanadu waa burburiyaha  Jaceylka!!!

Inta badan waxaa dhacda in labo qof oo lamaane ah ay si kedis ah oo lama filaan ah isu gariifaan amaba ku kala tagaan, waxaana inta badan kala tagoodaas ama is gariifkooda sabab looga dhigaa bilowga haasawahooda oo ay ku unkaan been iyo hadalo aan jirin oo khayaano ah. Haddaba beys xumida iyo been ku [...]

May 8 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

ANISO YUUSUF:- Wuxuu igu yiri waxaa la gaaray waqtigii aan runta kuu sheegi lahaa.

ANISO YUUSUF:- Wuxuu igu yiri waxaa la gaaray waqtigii aan runta kuu sheegi lahaa.

Gabar lagu magacaabo Aniso Yuusuf Cusmaan ayaa xiriir ay la soo samaysay shabakadda wararka AARANNEWS waxay uga qisootay arrin murugo leh oo soo martay,  taasoo ay kala soo kulantay guurar murugeysan oo soo maray, gaar ahaan dhib aysan fileyn oo ay kala kulantay ninkii ugu dambeeyay ee guursaday, kaasoo guur qarsoodi ama qudbo siro ah [...]

May 8 2010 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada | Read More »

Wiil dhalinyaro ah oo qorsheynaya inuu Ayeeyadiis guursado kadib markii ay isjeclaadeen

Wiil dhalinyaro ah oo qorsheynaya inuu Ayeeyadiis guursado kadib markii ay isjeclaadeen

Adduunkan inta aad guudkiisa saaran tahay maalinba wax uun baad maqlaysaa oo soo ifbaxaya, layaabka dunidanina ma aha kuwo hadda soo bilowday oo in muddo ah ayay soo tixnaayeen. Dalka Maraykanka ayaa waxaa laga soo sheegayaa in dhacdo layaab legh ay ka taagan yahay, taasoo  mucjiso ku noqotay intii maqashay amaba la socotay kadib markii  [...]

May 4 2010 | Posted in Dhacdooyinka | Read More »