Magaceyga waa Saadaq Yuusuf Axmed, waxaan ku noolahay dalka Kenya, magaalada Nayroobi, waxaan doonayaa in arrin I heysata la iga talo siiyo, marka Caaqil Dalmaroow bal talaadada igu caawi dhacdada igu dhacday waxay u dhacday sidane: Waxaan jacayl u qaaday gabar aanu deris wadaag ahayn, qacdiiba waan u bandhigtay jacaylka, balse waxay ii sheegtay in [...]






