Home » Sheekooyinka You are browsing entries filed in “Sheekooyinka”

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya.   Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu […]

February 9 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka dhigto.…!! (Fariin Saxafi)

Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka dhigto.…!! (Fariin Saxafi)

Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run sheegidduna waa arrin ay diinteena muqadaska ahi ina fareyso. Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, in ay nabad noqoto waanu wada jecelnahay, waana […]

January 26 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

FANKA SOOMAALIYEED OO SII QIIMA DHACAY (Xog rasmi ah)

FANKA SOOMAALIYEED OO SII QIIMA DHACAY (Xog rasmi ah)

Fanku waa mid fac weyn oo la soo barbaaray dhaqanka iyo luuqadda Soomaaliyeed, wuxuuna fanku u kala baxaa Tix iyo Tiraab, gabayga ayaana ah midka ugu faca wayn ee lagu xasuusan karo taariikhda Suugaanta Soomaalida, waxa ayna gabayadu Soomaalidu u isticmaali jirtay qaab war-isu-gudbin, si dhacdo dhacday ay dadku ugu weriyaan ama taariikh ahaan dhacdadaas […]

January 15 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

Gabar aan qaangaarin oo ka yaabsatey dadka ku nool magaalada Boorame kadib markii……..

Gabar aan qaangaarin oo ka yaabsatey dadka ku nool magaalada Boorame kadib markii……..

Gabar yar oo 13 sano jir oo ku nool magaalada Boorame ayaa waxaa la sheegay inay ka yaabsatey dadka ku nool magaaladaas, islamarkaana ay gabadhaasi noqotey hadal heynta ugu badan ee dadka iyo saxaafada magaaladaas ka dib markii ay gabadhaas ay qortey buug ka kooban boqolaal beej oo ku qoran luqada afka carabiga. Gabadhan yar […]

January 6 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

QAYLO-DHAAN: “Waxaan cod dheer ku leeyahay ma jiro Jacayl ee danaysi ayaa jira”

QAYLO-DHAAN: “Waxaan cod dheer ku leeyahay ma jiro Jacayl ee danaysi ayaa jira”

Magacayga waxaa la yiraahdaa Nasro Daa’uud Cali, waxaan ka mid ahay akhristayaasha Web Site-ka AARANNEWS.COM, waxaana leeyahay HAMBLAYO, waadna ku mahadsan tihiin sida aad Webka u tayeyseen , waxaana idiin leeyahay dedaalkiina sii wada, si gaar ah waxaan idinkula dardaarmayaa inaad sii xoojisaan boggaga ARRIMAHA BULSHADA  oo aan dhihi karo waa tiirka Nolosha. Intaa kabacdi […]

December 3 2012 | Posted in Arimaha Bulshada, Dhacdooyinka, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

Maxay Wasaaradda Sportigu u eeganeysaa fool xumada xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliya…?

Maxay Wasaaradda Sportigu u eeganeysaa fool xumada xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliya…?

Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay ka qeyb galaan tartan Sport dhabarka loo soo saariyo goolal fara badan, iyagoo aan ka gudbin wareegga koowaad.   Guuldarradaas ay sanad waliba la soo kulmaan xulka Qaranka Soomaaliyeed xilli cayaareed […]

December 1 2012 | Posted in Arimaha Bulshada, Maqaallada, Sheekooyinka, Sports, WARARKA | Read More »

Fanaanadda Saynab Labo-dhagax oo magaalada Kampala ee dalka Uganda si diiran loogu soo dhaweeyay, bandhig Fanneedna ka dhigeysa (Daawo Sawirrada)

Fanaanadda Saynab Labo-dhagax oo  magaalada Kampala ee dalka Uganda si diiran loogu soo dhaweeyay, bandhig Fanneedna ka dhigeysa (Daawo Sawirrada)

Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saynab Maxamed Xaaji (Saynab Labo Dhagax) ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda habeenka 5-ta bishan ka dhigaysa bandhig faneed ay ugu talo gashay in ay ku wacyigeliso bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Saynab Labo-dhagax oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2012 soo gaartay magaalada Kampala ayaa waxaa  […]

November 4 2012 | Posted in Dhacdooyinka, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

GOWRACII QARSOONAA(Qaybta 9aad)

GOWRACII QARSOONAA(Qaybta 9aad)

Ismaaciil wuxuu Faarax u sheegay inuu rag macsuumaad qado sharaf uu u sameeyay uu sugayo, iyagana ay kala qeyb qaadanayaan. Ilaa iyo inta raggii uu casuumay ay ka imaanayeen Ismaaciil iyo Faarax waxay ka sheekeysanayeen waayo-waayo iyo xilligii ay isla mareen yaraantoodii, Daahirna wuu iska dhagaysanayay oo hadalna kuma darsanayn, iyadoo ay Daahir u ahayd […]

October 9 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

GOWRACII QARSOONAA (Qaybta 8aad)

GOWRACII QARSOONAA (Qaybta 8aad)

Tan iyo intii uu Daahir aabihii ku wargeliyay bixitaanka cariga Ingiriiska calooshiisa waxaa ku beernaa walaac iyo werwer uu ka qabay kala fogaanshaha isaga iyo waalidkiisii soo barbaariyay, wuxuuna ku soo jeeday habeen waliba su’aalo ku haftay maskaxdiisa…..”Tallow meesha aad tegayso ma Magaalaa mise waa Miyi, dadku ma Gaalaa mise waa wada Muslim, makuwo madow […]

October 2 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »

GOWRACII QARSOONAA (Qaybta 7aad)

GOWRACII QARSOONAA (Qaybta 7aad)

“Cimri tegey ceeb laguma sagootiyee” waaba uu socdaaye muxuu caro Waalid u reebayaa, mise waa dhoohane aan hadalku gelin, Maskaxdiisa kama fogeyn Tuducdii Gabyaaga caanka ahaa ee uu ku yiri “Wallee curad nin koolkooliyayow…kuma caneeqaadid”.   Faarax xannuun damqasho leh waxaa ku noqotay sida aanu curadkiisu ula heynin meesha uu isagu haweysanayo, kaaf iyo kala […]

September 25 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Maqaallada, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »