Home » Ogeysiis
You are browsing entries filed in “Ogeysiis”
Sanadka cusub ee curtay 2013ka waxaan Ilaahay ka baryeynayaa inuu horumar iyo barwaaqo ina gayeysiiyo, isla markaana uu Ilaahay naga nabad geliyo hertidiisa, sanadkii tegay ee 2012-kana Ilaahay haraantidiisa iyo dhibkii uu ka tegay ina mootiyo, HORUMAR, BARAARE, BARWAAQO, SINAAN IYO CADAALAD Ilaahay ha ina gaarsiiyo Aamiin— Aamiin
January 1 2013 | Posted in AARAN NEWS, Arimaha Bulshada, Ogeysiis, WARARKA | Read More »
Madaxa Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PEACE AND DEVELOPMENT PART PDP ee dalka Uganda Muse Mohamed Osman, Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Uganda KHadar Warjiid, Drs. Maryan Axmed Cadaawe, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( CAAQIL DALMAR ), Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Maxamuud Axmed Xasan (XUURSHE ) IYO Jabriil MAXAMED NUUR Waxaan tacsi [...]
November 16 2012 | Posted in Ogeysiis | Read More »
Tacsi: Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun. Waxaa geeriyoodey Dr Axmed Maxamed Xassan Darmaan oo ahaa siyaasi siweyn loogayaqaan dalka Somalia, waxaana uu ku geeriyooday magaalada VIrginia ee cariga Maraykana waxaana looga tacsiyeeynayaa dhammaan ummadda soomaaliyeed. Dr Darmaan waxa uu ahaa diblomasi is wyen loogayaqaano Dalka Somalia. Waxa uu safiir ka soo noqday wadamada kala [...]
September 15 2012 | Posted in Ogeysiis, WARARKA | Read More »
Maalmaha iyo bilooyinku way soo laablaabtaan waxaana inoo soo martiyey oo na soo qaabilay bishii kheyrka badneyd ee Ramadaanka, waa hubaal inuu yahay marti culus oo aad u qiimo badan, waa munaasabad cibaadeed oo aad u weyn oo uu Eebbe {SW} ku dhaafo dembiyada addoomada ay galaan, isla mar ahaantaana uu dhexdeeda ku kordhiyo abaalmarka [...]
August 11 2012 | Posted in Ogeysiis | Read More »
Tacsi: Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun. Waxaa taariikhdu marka ay ahayd 08/04/2012 ku geeriyoodey magaalada Nairobi, Cabdixayi Cusmaan Garaad oo ka mid ahaa dhaliyarada nabada u dhaq dhaqaaqa , gaarahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa, eheladiisa iyo asxaabtiisa guud ahaana umada Soomaaliyeed Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa geerida ku timid Saaxiibkeen Cabdixayi Cusmaan Garaad oo ku [...]
May 9 2012 | Posted in Ogeysiis, WARARKA | Read More »
FILO DHAWAAN SHEEKADAN CUSUB :- Hordhac: Waxaa la geliyay cadaab aad u daran, Hilibkiisa dusha sare ayuu ka bislaaday, timihiisana waxaa gubay shucaac iyo biyo karaayay oo dhakada sare looga shubay, midabkiisii wuxuu isu beddalay guduud barxan, indhihii oo xiribihii ay ka gubteen ayuu silic ku kala qaaday, jirkiisii sidii maqaar engegay u urayay ayuu [...]
August 7 2011 | Posted in Ogeysiis, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »
Akhrisyaal sidii ballantanadu ahayd waxaa si toos ah shabakadda AARANNEWS.COM loogu bilaabay sheekadii magaceedu ahaa QALBI LABO U QEYBSAMAY ee uu qoray Qoraa: C/RAXMAAN CUMAR (CAAQIL DALMAR) oo horeyna u soo bandhigay sheekooyin xiiso badan xambaarsan. Haddaba Axad waliba la soo sheekadaas oo xambaarsan murugo,m farxad iyo arrimo kale oo aad ku qanci doontaan.
May 3 2011 | Posted in Ogeysiis | Read More »
Sidii aanu hore idinku ballanqaadnay akhristayaal waxaa maalinka berry ee Axadda si toos ah aad uga akhrisan kartaan Shabakadda AARANNEWS.COM sheekadii QALBI LABO U QEYBSAMAY oo uu qalinka u qaatay qoraaga C/RAXMAAN CUMAR MADOOBE (CAAQIL DALMAR) oo horey sheekooyin looga daba dhacay u soo bandhigay. Axad waliba ayay sheekadani ku soo baxaysaa shabakadda Aarannews.com, maalinka [...]
January 8 2011 | Posted in Ogeysiis, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »
Akhristayaasha sharafta leh ee sida joogtada ah ugu taxan Shabakadda AARANNEWS.COM waxaan ugu bishaareyneynaa in dhawaan la bilaabi doono sheekadii xiisaha iyo xaraarada badneyd ee la magac baxday QALBI LABO U QEYBSAMAY, sheekadaas oo uu qalinka u qaatay qoraaga C/RAXMAAN CUMAR MADOOBE (CAAQIL DALMAR) oo horey sheekooyin looga daba dhacay u soo bandhigay. Qisadan oo [...]
January 3 2011 | Posted in Ogeysiis, Sheekooyinka, WARARKA | Read More »
Sanadkan cusub ee 2011 waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu inooga dhigo sanad wanaagsan oo barwaaqo, nabad iyo dowlad caadil ah oo Soomaali u dhan tahay ay geyiga Soomaaliyeed ka curato, dagaallada iyo dhibkana Alle uu Soomaalida ka joojiyo. Waxaana leenahay sannadkii hore Alloow Haraantidiisa ina mooti, sanadkan cusubna Hertidiisa Alloow inaga haay. Dhanka kale [...]
January 1 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Ogeysiis, WARARKA | Read More »