Aarannews(Nayroobi) Tirokoob lagu sameeyay dadka Kenya ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa lagu ogaaday in haweenka Kenya ay rubuc malyuun ka badan yihiin tirada raga. Tiro koobkan ayaa waxa lagu shaaciyay in tirada dadka Kenya ay noqotay 38,610,097 qofood oo kala ah 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 Dumar ah, iyadoo sidoo kale Tiro koobkani dadka [...]







