Ads
 
Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Fabio capella Oo Sii Ahaanaya Tababaraha Xulka Qaranka England.

Fabio capella Oo Sii Ahaanaya Tababaraha Xulka Qaranka England.

aarannews(London)Macalin xulka Qaran England  FABIO CAPELLA ayaa la xaqiijiyay in baaqi ku sii ahaadaan doono  jagada macalinimo ee u hayo xulka qaranka England. Gudiga  Xiriirka kubada cagta England ayaa xaqiijiyay in FABIO CAPELLA uu sii hayn doono xilka Macalinimo ee xulka Qaranka dalka England. FAIBO CAPELLA waxaa uu macalin u ahaa xulka Qaranka England  isagoo tabare [...]

July 2 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »

Niyad Jabka Xulka Ingiriiska Iyo Farxada Xulka Al-geria.

Niyad Jabka Xulka  Ingiriiska Iyo Farxada Xulka Al-geria.

aarannews(London)Waxaa xalay ka dhacay dalka South Africa ciyaar aad u kulul oo dhex martay xulka dalka Ingriiska iyo Xulka dalka Algeria   taas oo qayb ka ah Ciyaaraha koobka Aduunka  ee 2010 isla markaana  ka socda dalka South Africa. Ciyaarta xalay ayaa marka la fiiriyo waxaa laga bixinayay sadaal kala duwan iyada oo inta badan xulka [...]

June 19 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »

Spain Vs Switzerland

Spain Vs Switzerland

ciyartaan ayaa waxaa ay dhex mari doontaa xulka dalka Spain iyo Switzerland

June 16 2010 | Posted in Sports | Read More »

new zealand 1-1 Slovakia

new zealand 1-1 Slovakia

June 16 2010 | Posted in Sports | Read More »

Liverpool Oo Toosh ku Raadineysa Marcello lippi.

Liverpool Oo Toosh ku Raadineysa Marcello lippi.

aarannews(London)Milkiilayaasha kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay si weyn ugu daba jiraan sidii ay gacan ugu soo dhigi lahaayeen  Macalinka xulka Qaranka Talyaaniga Marcello Lippi si uu u noqdo macalinka  kooxda Liverpool Macalinka  xulka  Qaranka Talyaaniga Marcello Lippi ayaa sheegay in  uu baneey doono booska Macalinimo ee uu hayo Qaran dalka Talyaaniga kadib markii [...]

June 9 2010 | Posted in Sports | Read More »

Macalinkii Hore Ee Liverpool Refeal Benitez Oo U Wareegay dhanka kooxda Inter Milan.

Macalinkii Hore Ee Liverpool Refeal Benitez Oo U Wareegay dhanka kooxda Inter Milan.

aarannews(London)Gudoomiyaha kooxda internazionale ee Inter Milan ee ka dhisan dalka Talyaaniga  Massimo Maroti  ayaa mantay isaga oo la hadlaya Warbaahinta Caalamiga ah waxaa uu qaxiijiyay in tabarhii kooxda Liverpool ee ka dhisan dalka Ingiriiska Rafeal Benitez uu noqonayo taba baraha kooxda Inter Milan Mr Massimo Maroti ayaa sidoo kale sheegay in taba bare  Rafeal  Benitez [...]

June 9 2010 | Posted in Sports | Read More »

Joe Cole and Michael Ballack to leave Chelsea

Joe Cole and Michael Ballack to leave Chelsea

aarannews(London)Cole, 28, will depart at the start of July after the Premier League champions reportedly said they would not offer the England midfielder a fresh deal. He joined Chelsea from West Ham for £6.6m in 2003 and is in South Africa preparing for the World Cup. Germany midfielder Ballack, 33, who has been with Chelsea [...]

June 9 2010 | Posted in Sports | Read More »

Inter Milan Oo u Soo Gudubtay Finalka Koobka Champions League Ee Qaarada Yurub. (Daawo Sawirada).

Inter Milan Oo u Soo Gudubtay Finalka Koobka Champions League Ee Qaarada Yurub. (Daawo Sawirada).

Aarannews(barcelona)Waxaa xalay ka dhacay garoonka New Camp ee kooxda Barcelona ciyaar aad iyo aad u kuleed uu u dhexeysay naadiyada Barcelona iyo Inter Milan ciyaartaan oo u muuqatay mid ay ku awood sareysay dhanka kubada iyo position-kaba  kooxda Barcelona  oo marti galineysay Inter Milan ayaa waxaa inta badan kubadu ku socotay qaybta Inter Milan iyo [...]

April 29 2010 | Posted in Sports | Read More »

Bayern Munich oo xalay ku tumatay lyon .

Bayern Munich oo xalay ku tumatay lyon  .

aarannews(Lyon)Kooxda Bayern Munich ee ka dhisan dalka Germal-ka  ayaa waxaa u suurto gashay in ay u soo gudbto final-ka  koobka hoyraalka ugu xiisaha badan ee laga ciyaaro caalamka ee Champions League kadib markii ay awood buuxda  u sheegtay kooxda Lyon ee ka dhisan dalka Faransiiska Bayern Munich oo xalay soo bandhigtay ciyaar heer sare ah [...]

April 28 2010 | Posted in Sports | Read More »