Aaran News

Sheekh Shariif iyo Sharma’arke oo bilaabay inay is eedeeyaan
Aarannews(Muqdisho)  kadib markii Khilaaf qarsoomi waayay uu soo kala dhex galay madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif iyo Ra’isal wasaarihiisa Cumar C/rashiid ayaa waxay labada nin bilaabeen in ay is eedeeyaan.

Sharma’arke ayaa sheegay in madaxweyne Shariif uu ka horyimid dastuurka cusub ee dhawaan loo sameeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu isagu yahay ninka khilaafka ka dhex wada dowladda.

Waxa uu Ra’isal wasaaruhu sheegay in madaxweynuhu uu ka horyimid qorshaha Dastuurka cusub ee loo sameeyay dalka, isagoo xusay in Dastuurkani yahay midkii looga bixi lahaa xilliga KMG ah, balse Sheekh Shariif uu taas diidan yahay.

Madaxweyne Shariif  ayaa isaguna ku eedeeyay Ra’isal wasaaraha nin kaligiis doonaya inuu la wareego howsha dowladda, isla markaana uu guddi aan lala ogeyn u magacaabay dastuurka.

Sheekh Shariif waxa uu sheegay in ansixinta dastuurka ay go’aan ka gaari karaan oo keliya hay’adaha dowladda oo wadajira, isla markaana  hal shaqsi uusan go’aankeeda lahayn, sida uu yiri, isagoo hadalkan ula jeeda Ra’isal wasaaraha.

Guddiga uu Ra’isal wasaare Sharma’arke magacaabay oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa la sheegayaa in aan laga ansixin Golaha wasiirada isla markaana aan la marsiinin Golaha Baarlamaanka si ay u ogolaadaan ama u diidaan, guddigaas oo magaalada Nayroobi ka wada kulamo  ay la yeelanayaan beesha caalamka, iyadoo madaxweyne Shariifna aanu waxba kala socon.

W/D:  caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Haweenka Kenya oo Rubac malyuun ka tiro batay ragga
Aarannews(Nayroobi)  Tirokoob lagu sameeyay dadka Kenya ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa lagu ogaaday in haweenka Kenya ay rubuc malyuun ka badan yihiin tirada raga.

Tiro koobkan ayaa waxa lagu shaaciyay in tirada dadka Kenya ay noqotay 38,610,097 qofood oo kala ah 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 Dumar ah, iyadoo sidoo kale Tiro koobkani dadka dalka Kenya lagu su’aalay Qawmiyadaha ay ka soo jeedaan dhalasho ahaan iyo Diimaha ay aaminsan yihiin, waxaana lagu sheegay tiro koobkan in Kikuya-du ay tahay Qawmiyadda ugu badan dalkaas, tiradeeduna ay tahay 6,620,000, halka tirada qawmiyadda Kampa ay noqotay 3,890,000, tirada Qawmiyadda Soomaaliduna ay noqotay 2,380,000. Waxaa kale oo jira qawmiyado badan oo ka sii yar tiro ahaan Soomaalida Kenya.

Diinta Kitistaanka ee Protestanka ayaa noqotay tan ugu badan ee ay dadku aaminsan yihiin waxaana diintaa heysta dad tiradooda lagu qaddaray  18 Milyan oo qofood.

Kaniisada Kaatoliga waxa iyana aaminsan dad gaaeaya 9 Milyan oo qofood,  halka Diinta Islaamka ay aaminsan yihiin dad gaaraya Afar Milyan Iyo Afartan Kun oo qof, iyadoo Diinta Hinduuga waxa aaminsan dad gaaraya 53,393 qofood.

Wasiirka Qorshaynta ee Kenya ayaa ka dhawaajiyay in Tobankii sano ee ugu dambeeyay ay tirada dadka Kenya kor u kacday Ilaa Toban Milyan oo qofood.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Fanaanta Muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyey
Aarannes(Muqdisho)  Fannaaniinta ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqadoodii fanka ay ka burburtay tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 2006-dii xilligii Midowga Maxaakiinta islaamiga Muqdisho ka  hanaqaadeen, wixii markaas ka dambeeyayna ay sii xoogeysteen kooxaha Islaamiyiinta ee ka farcamay maxkamadaha oo  iyaga ka horjeeda howlaha fanka ayaa waxaa maanta fannaaniintaasi la gaarsiiyey deeq lacageed.

Deeqdaas lacageed oo ay fannaaniinta u soo direen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kuweyt ayaa waxaa guddoonsiiyey  Guddi Haween oo ka jira Gobolka Banaadir.

Guddigaas oo ay Guddoomiye u tahay haweeneyda lagu magacaabo Caasho Cumar  ayaa waxay sheegtay in lacagaha loo soo diray ay gaarayaan 500 doollar kuwaasoo  loo qeybiyey qeybaha kala duwan ee fannaaniinta Muqdisho gaar ahaan kuwa ku sugan dhismihii Fannaaniinta ee Fiyooraha oo ku taala degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Fanaanka Maxamed Maxamuud Xeeboow oo ku hadlayay magaca fannaaniinta Muqdisho ayaa sheegay in deeqdaasi lacageed ay ka faa’ideysteen danyarta Soomaaliyeed, gaar ahaan Agoon, Garoobo, Waayeello iyo danyar ka mid ah Fannaaniinta gaar ahaan  hoboladii ta Waabri oo uu sheegay inay dalka ku dacdareysan yihiin, isla markaasna aysan jirin cid wax tartay,  isagoo xusay in lagu iloobay Muqdisho, iyaguna aysan wax shaqo ah heysan.

Deeqdani ayaa noqoneysa deeqdii ugu horreysay oo fannanniinta Soomaaliya ku sugan gaar ahaan kuwo  Muqdisho la soo gaarsiiyey beryahan dambe, iyadoo ay deeqdani ku soo beegmayso xilli fannaan badan ay dacdarro ugu geeriyoodeen gudaha magaalada Muqdisho, iyadoo carruurtii iyo xaasaskii ay ka geeriyoodeena aysan waxba  heysan.

W/D:  Caaqil Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Ragga Xaaslayaasha ee u dhashay dalka Kuweyt oo lacago loo ballanqaaday haddii ay guursadaan haweenka ka weyn 40-sano
Aarannews(Dubai)  Haweenka Afartan sano jirka iyo kuwa ka da’da weyn ee garoobada ah ama kuwa laga dhintay  iyo kuwa aan weligood hore loo guursan ee u dhashay dalka Kuwayt ayaa waxay heleen fursado guur, kadib markii  Baarlamaanka dalkaasi uu ansaxiyay go’aan ah in ragga u dhashay dalka Kuwayt ee guursada xaas Labaad gaar ahaan kuwa 40 sano jirka iyo wixii ka sii da’ weyn la siin doono lacag tiradeeda lagu qadaray Shan iyo toban kun oo Doollarka Maraykanka ah.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Kuweyt oo lagu magacaabo Faisal Al-Duwaisan ayaa Wakaalada Wararka ee Associated Press(AP) u sheegay in qorshahani uu qayb ka yahay hanaan cusub oo ay dowladda dalka Kuweyt ku yaraynayso tirada dumarka aan la guursan oo  beryahan dambe tiradoodu aad u soo badatay.

Go’aankan cusub ee uu soo saaray Baarlamaanka dalka Kuwayt ayaa shuruud uga dhigay bixinta lacagta intaasi la eg in la siin doono oo kaliya ninka Kuwaydiga ah ee xaaslaha ah oo guursada gabadh Afartan jir ah oo laga dhintay, ama la furay ama ku gabowday gabarnimada.

Dowladda dalka Kuwayt ayaa hore u meel marisay nidaam kan ka horreeyay oo ay ku balanqaaday in ninka Kuwaytiga ee guursada guurkiisa u horreeya gabar Kuwatt u dhalatay in lagu caawinayo kharashka arooska oo la siinayo lacag gaaraysa Afar Kun oo Diinaar oo u dhiganta 14 kun oo Dollarka Maraykanka ah.

Dumarka laga dhintay ama la furay ayaa la faray in ay sitaan Dokomentiyo caddaynayay in laga dhintay ama la furay, waxaana lagu dhiiri galiyay hay’addaha dhinaca sharciyada guurka qaabilsan ee dalkaasi in ay hubiyaan shuruudaha ku xiran meel marinta nidaankan cusub ee lagula dagaalamayo guur beelka soo wajahay haweenka dalka Kuweyt.

Nidaankan cusub ee dowladda Kuweyt ay go’aamisay ayaa la sheegay inuu si  aad uga caraysiiyay dumarka la qabo oo masayr ka muujiyay qorshahan cusub ee keenaya in raggooda Dumar kale la guursadaan, inkastoo aysan waxba ka qaban karin oo amar dowlo aysan ka hor imaan karin.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Xarakada Al-shabaab oo Muqdisho ku soo bandhigay ciidamo tababar soo dhamaystay
Aarannews(Muqdisho)  Boqolaal askari oo ka tirsan xoogaga xarakada Al-shabaab oo tababaro ku soo dhamaystay  qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

Ciidamadaas oo dhoolatus  haaddo ka cayaar ah ku sameeyay xaruntii hore Maslax ee duleedka magaalada Muqdisho xaafadda Suuqa Xoolaha ayaa waxay ku hubeysnaayeen hub noocyo kala duwan ah.

Afhayeenka guud ee xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo ka hadlay goobta ciidamadaasi lagu soo bandhigay ayaa sheegay in ciidamadan ay tababar dhamaystiran ku soo qaateen gobollada dalka Soomaaliya, isla markaana Muqisho loo keenay inay ka qeyb qaataan dagaallada Muqdisho ka socda ee xarakada Al-shabaab  kula jirto ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya.

“Ku soo dhawaada goobaha jihaadka barakaysan”  ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo ciidamadaasi la hadlayay, isagoo sheegay inay jiraan tiro ciidamo kale oo tababar uu u socdo.

Ciidamada Xarakada Al-shabaab ee safka hore ugu jira dagaallada ayaa waxa uu u diray  baaq ah inay u dhabar adeygaan jihaadka ay kula jiraan ciidamada shisheeye ee dalka ku soo duulay kuwaasoo ka kala yimid dalalka Yugandha iyo Burundi.

“Dhamaystir ayaa loo baahan yahay, mujaahidiintu waa ay  guulaysatay, gaaladana jab iyo halaag ba’an ayaa soo gaaray, insha Allaah waana la soo afjarayaa” ayuu yiri afhayeenka Al-shabaab.

Ciidamadan cusub ee xarakada Al-shabaab u soo bandhigeen saxaafadda ayaa waxay ku soo beegmaysaa soo bandhigiddooda xilli muddo labo todobaad ah ay Muqdisho ka soconayaan dagaallo iyo duqeymo culus oo u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG oo ay kaabayaan kuwa AMISOM iyo Ahlusunna iyo sidoo kale kooxaha Al-shabaab iyo Xisbul islaam oo iyaguna isku saf ah.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Khaad loo ekeysiiyay ubaxyada guryaha lagu sharaxdo oo la qabtay
Aarannews(Calgary)  Si loo qariyo isla markaana loo geeyo dal laga diidan yahay ayaa Baakado waxaa laga buuxiyay Khaat culeyskiisa lagu sheegay 73 Kg, kaasoo lagu qabtay Garoon diyaaradeed laga dhoofinayay.

Ciidamada ammaanka dalka Kanada ayaa la sheegay inay garoonka diyaaradaha Calgary International Airport ee dalka Kanada ku qabteen Khaadkaas oo loo soo qariyay si aad u farsameysan, isagoo loo ekeysiiyay ubax loogu talo galay goobaha xafladaha ka dhacaan in lagu sharaxo.

Hay’adda adeega xuduudaha Kanada ee  loo yaqaano Canada Border Services Agency ayaa shaacisay in ciidamada oo ka shakiyey ubaxyadaasi baakadaha laga soo biixyey ay fureen baakadihii kadibna ay arkeen Khaat la soo hoos geliyay Ubaxyo aad u qurxoon.

Xeeladdan ay adeegsadeen dadkii Khaadkaas lahaa oo fashilantay ayaa la sheegayaa in la waayay dadkii watay xilligii ciidamadu gacanta ku dhigeen Baakadihii Khaatkaasi ay ku jireen, mana la oga meel ay ku baxsadeen.

Waxaa aad loo rumeysan yahay inay khaatkaas lahaayeen dad Soomaali ah oo ay suurtagal tahay inay ka dhuunteen markii la ogaaday, balse xaqiiq ahaan lama oga cidda khaatkaasi lahayd ee sidaasi u soo xeeladaysay si ay ugu gudbiyaan gudaha dalka Kanada.

Waxaa la sheegayaa in ay tahay markii 19-aad oo la qabto khaat la doonayay in si kotorobaan ah lagu geliyo dalka Kanada sanadkan gudihiisa.

W/D: Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG oo shaaciyey midka saxan madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha
Aarannews(Muqdisho)   Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG Soomaaliya C/llaahi Daahir Barre oo ka hadlay muranka ka taagan dastuurka cusub ee loo sameynayo dalka Soomaaliya kaasoo dhawaan ay soo bandhigeen Guddiga madaxa bannaan ee Dasrtuur sameynta ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Guddiga loo xilsaarayo Dastuur sameynta dalka marka hore ay ansixiyaan Baarlamaanka, Xukuumadda iyo Madaxweynaha.

Waxa uu Xeer ilaaliyuhu sheegay in haddii Guddigaasi aysan heysan kalsoonida saddexdaasi dhinac aysan ansax ahayn sida uu yiri, isagoo xusay in madaxweynaha iyo xubnaha kale ee qaba in Guddigaasi aan baarlamaanka la soo marsiinin ay sharci ku taagan yihiin, loona baahan yahay in guddigaasi sharci ku taagan yahay.

Xeer ilaaliyuhu waxa uu sheegay in khilaafka ka dhex taagan madaxda sarsare ee dowladda KMG Soomaaliya la dhameyn karo marka ay dhaxdo in ciddii sharciga dhinac martay ay dib ugu soo laabato xeyndaabka sharciga oo ay caddeeyaan inay sharciga dhinac mareen, kadibna waxa la isku khilaafsan yahay laga saaro meesha.

Dr. C/llaahi Daahir Barre waxa uu sheegay in  madaxweynaha iyo xubnaha kale ee ka tirsan dowladda KMG  ee diidan dastuurkan cusub ay xaq u leeyihiin inay yiraahdaan wixii qaldan hala saxo, waase haddii marka hore ay dhabowdo in Guddiyada loo saaray sameynta dastuurka aysan horay u ansin Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

“Anigu kama warqabo in la ansixiyay Guddiga soo sameeyay Dastuurka iyo in kale, waxaanse leeyahay haddii aan la ansixin dadka saluugsan xaq ayay u leeyihiin inay yiraahdaan hadda hala ansixiyo Guddiga dastuurka.

Waa markii ugu horreysay ee uu ka hadlo Xeer ilaaliha guud ee Qaranka khilaafka soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha ee ku saabsan Dastuurka cusub ee qabyada ee loo sameynayo dalka Soomaaliya.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Dagaalo iyo duqeymo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho
Aarannews(Muqdisho)  Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaallo iyo duqeymo ay ka dheceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo meelaha qaar dagaalladu ay ka socdeen tan iyo shalay.

Dagaallada ugu culusi waxa ay ka dheceen degmooyinka Boondheere, Howlwadaag iyo Hodan ee magaalada Muqdisho, iyadoo madaafiic khasaare geysatay ay ku dhacday gudaha suuqa Bakaaraha.

Dagaalada oo ay u dhexeeyeen ciidamada dowladda KMG oo ay taageerayaan kuwa AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeeda ee Al-shabaab iyo Xisbul islaam oo isku dhinac ah, ayaa waxay dhinacyadaasi isku adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Degmada Boondheere oo shalay ilaa xalay dagaallada aan loo kala nasan ayaa saakay la soo sheegayaa in saakay degan tahay,  iyadoo ilaa hadda aan la ogeyn dagaaladaasi iyo duqeyntii cusleyd ee daba socotay khasaaraha rasmi ahaan ka dhashay.

Dagaaladan oo Muqdisho ka soconayo muddo labo todobaad oo xiriir ah ayaa waxyeellada ugu badani waxay ka soo gaartay dadka rayidka, waxayna dagaalladaasi dhimashadii ka dhalatay gaaraysaa ku dhawaad 200 ruux, dhaawucuna waxa uu ka sii badan yahay 300-ruux, halka dhinacyada dagaallamay iyagu aan la ogeyn khasaarahooda.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Maxaa ka jira in dekadda Muqdisho lagu wareejinayo shirkad ajnabi ah
Aarannews(Muqdisho)  Warar hoose oo laga helay xafiiska madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Sheekh Shariif uu qorsheynayo in dekedda Muqdisho ku wareejiyo shirkad ajnabi ah.

Qorshaha lagu doonayo in dekadda Muqdisho lagu wareejiyo shirkad ajnabi ah oo ah mid qabyo ah ayaa la sheegay in madaxweynuhu doonayo in maamulka dekedda Muqdisho uu ku wareejiyo shirkad lagu magacaabo SKA Air and Logistics oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Wararku waxa ay sheegayaan in kahor inta madaxweyne Shariif aanu ku wareejin dekasdda shirkaddaas uu qorsheynayo inuu  isbedel ku sameeyo maamulka dekadda Muqdisho.

Wararku waxa ay sheegayaan in shirkadda SKA Air And Logistics maamulka dekedda Muqdisho ay la wareegayo 1-da sanadka cusub ee soo socda 2011, iyadoo wixii xilligaas ka dambeeya dekadda maamulkeeda ay iyaga gacanta u galayso.

Shirkadda SKA Air and Logistics waxa ay ka shaqeysaa goobaha qataraha iyo dagaallada ay ka jiraan waxaana ay horey uga soo shaqeysay dalalka Ciraaq iyo Afganistan.

W/D:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com

Askari ka tirsan dowladda KMG oo wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Muqdisho
Aarannews(Muqdisho)  Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ayaa ku dilay wiil dhalinyaro gudaha degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho oo ah degaan uu ka taliyo maamul hoos taga dowladda KMG Soomaaliya.

Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in askarigan uu rasaas ku furay wiilkaas dhalinyarada kadibna uu isla goobta ku geeriyooday.

Lama oga sababta ka dambeysa dilka wiilkan dhalinyarada ah oo la sheegay inuu ka tirsanaa dadka degan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Ma aha markii ugu horreysay oo ciidamo ka tirsan maamulka degmada wadajir ee dowladda KMG ay dad rayid ah dil ugu geystaan gudaha degmadaas, mana jirto cid ka tirsan maamulka dowladda oo ka hadasha falalkaasi dilka ah ee rayidku u geystaan ciidamada dowladda KMG.

W/D:  Caaqil Dalmar

caaqildalmar@aarannews.com