Ads
 
Home » February, 2010 Entries posted on “February, 2010”

Aduunka waxaa ka dhacay dhulgariirkii ugu xumaa abid

Aduunka waxaa ka dhacay dhulgariirkii ugu xumaa abid

Aduunka waxaa ka dhacay dhulgariirkii ugu xumaa abid

February 28 2010 | Posted in Dhacdooyinka | Read More »

Sheikh Yuusuf Indhacade oo WFP ugu baaqay in ay sii wadaan gargaarka’ ay siinayeen dadka Soomaaliyeed ee tabaalaysan

Sheikh Yuusuf Indhacade oo WFP ugu baaqay in ay sii wadaan gargaarka’ ay siinayeen dadka Soomaaliyeed ee tabaalaysan

  Wasiiru dowlaha gaashaandhiga DFKM Skeikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa shir jaraa’id oo ‘ uu ku qabtay magaalada Muqdisho uga hadlay xaladaha dadka soo barakacay ee ku sugan duleedka magaalada Muqdisho iyo sidoo kale Xaaladaha amni ee ka jira Puntland iyo Somaliland.   Sheikh Yuusuf Indhacade ayaa si toos ah uga horyimid bayaanka ay Xarakada [...]

February 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xarakada Alshabaab oo amar ku bixisay in WFP ay joojiso hawlaha ay ka hayso Soomaaliya.

Xarakada Alshabaab oo amar ku bixisay in WFP ay joojiso hawlaha ay ka hayso Soomaaliya.

Xarakada Alshabaab ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28/02/2010, ay bayaan cad ka soo saartay hawlaha samafal ee ay Kawado WFP Soomaaliya.  Bayaanka ayaa waxa uu qorayaa fariin ay  Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab u direyso hay’ada Cuntada Aduunka ee marka la soo gaabiyo looyaqaan WFP. Waxa uu bayaankani  si rasmi ah uga joojinayaa howlihii ay hay’ada WFP ka [...]

February 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Islamist militants in Somalia are stopping convoys of food reaching more than 360,000 displaced people, the UN’s World Food Programme (WFP) says.

Islamist militants in Somalia are stopping convoys of food reaching more than 360,000 displaced people, the UN’s World Food Programme (WFP) says.

Islamist militants in Somalia are stopping convoys of food reaching more than 360,000 displaced people, the UN’s World Food Programme (WFP) says. The agency says trucks travelling from the capital Mogadishu to camps in Afgoye have been stopped by armed men. Insurgent group al-Shabaab says the WFP is ruining local farming by forcing Somalis to [...]

February 28 2010 | Posted in News In English | Read More »

British police officers are in Israel to investigate the use of fake British passports by suspects in the killing of a Hamas leader in Dubai.

British police officers are in Israel to investigate the use of fake British passports by suspects in the killing of a Hamas leader in Dubai.

  They will interview six British-Israeli nationals whose identities were stolen by the suspected killers.  The officers said the men were being treated as potential witnesses to a crime and not as suspects. It is widely believed Israel’s secret service, Mossad, killed Mahmoud al-Mabouh in a Dubai hotel last month. Israel has declined to confirm [...]

February 28 2010 | Posted in News In English | Read More »

Xarakada Alshabaab oo maanta rag ka trisanaa ciidamadooda oo dhac gaystay min hal sano oo xarig ah ku riday.

Xarakada Alshabaab oo maanta rag ka trisanaa ciidamadooda oo dhac  gaystay min hal sano oo xarig ah ku riday.

Xarakada Alshabaab oo maanta rag ka trisanaa ciidamadooda oo dhac  gaystay min hal sano oo xarig ah ku riday.  Waxaa lagu soo waramayaa  in maxkamad ay ku leeyihiin Xarakada Alshabaab magaalada Muqdishu gaar ahaan Suuqa Weyn ee Bakaaraha  la soo taagay tiro ka mid ah  ciidamadooda kuwaas oo lagu eedeeyey in ay dhac bareer ah [...]

February 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Faallo ku saabsan heshiiska ASWJ iyo DFKMG

Faallo ku saabsan heshiiska ASWJ iyo DFKMG

Heshiiska ay Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) iyo Dowladda Federaalka KMG (DFKMG) ku gaareen Magaalada Addis Ababa, Ethiopia horraanta Bisha Maarso 2010 waa amar ka soo baxay Dowladda Ethiopia oo ah dal ay DFKMG iyo ASWJ ku tiirsan yihiin. Duruufta ka taagan Soomaliya ayaa dad ujeedo gaar ah leh ku qancisay in Ethiopia tahay [...]

February 28 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

Maamulka Degmada Wadajir eey DFKM ayaa sheegay in ay qabteen nin ku aasayey miino Xaafada Buulo Xuubay

Maamulka Degmada Wadajir eey DFKM ayaa sheegay in ay qabteen nin ku aasayey miino Xaafada Buulo Xuubay

Maamulka wadajir ee DFKM ee Soomaaliya ayaa manta waxa’ ay soo bandhigeen nin ay sheegeen in uu ka mid ah rag ku aasayey miino Xaafada wadajir gaar ahaan Buulo Xuubeey. Waxa’ ay sheegeen in ninkii dhigayey uu ku geeriyooday falkaas halka kan ay qabteena uu ka badbaaday.  Wararka halkaas ka imanaaya ayaa waxa ay sheegayaan [...]

February 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowlada Ireland ayaa ku soo biirtay Dowladaha ka gacansiinaya DFKM Xaga tababarka ciidamada

Dowlada Ireland ayaa ku soo biirtay Dowladaha ka gacansiinaya DFKM Xaga tababarka ciidamada

Dowladda Ireland  ayaa ku soo biirtay dowladdaha tababarka u fidinaya ciidamada DFKM ee Soomaaliya, kadib markii wasaarada gaashaan dhiga ee dowladda Ireland ay amar buuxa ku siisay  shan ka mid ah ciidamadooda wax tababara in ay ku biiraan qorshaha ay hugaaminayso Dowlada Spain oo EU-du ku doonayso in DFKM ah looga gacan siiyo tababarka xaga [...]

February 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Irish troops will train Somali soldiers

Irish troops will train Somali soldiers

  Independent By DON LAVERY Sunday February 28 2010  Irish troops are to help train Somali soldiers who are battling an extreme Islamic group allied to al-Qaeda in a civil war which has killed 20,000 people in the last two years.  The Defence Forces are to return to involvement in Somalia 16 years after they [...]

February 28 2010 | Posted in News In English | Read More »