Aarannews (Muqdishu) Wararka naga soo gaaraya magaalooying Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa waxa’ ay ku soo waramayaan in maanta ay laba maleeshiyo Beeleed isku farasaartay tuulooyin hoostaga gobolka Mudug ee u dhaw deegaanka Camaara iyo Bacaadweyn. Wararka aan ka heleyno aagaga dagaalka ayaa sheegaya in 20 ruux ku dhinteen in kabadan 20-na ay ku dhaawacmeen. Dagaalka [...]








