Aarannews(London)Hay’ada u dooda Xuquuqul Insaanka ee Caalamiga ah ee Amnesty International ayaa cambaareyn kulul u soo jeedisay dowlada dalka Belgium kadib markii xukuumada dalka Belgium ay soo saartay go’aan lagu mamnuucayo in ay haweenka Muslim-ka ah ay xirtaan Niqaabka (Indha Shareer-ka) inta ay ku suganyihiin goobaha Caamka ah oo dad weynuhu isugu yimaado. Hay’ada Amnesty [...]








