Aarannews(Muqdisho) Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay nin rayid ah oo watay Gaari BL-ah oo ah kuwa magaalada Muqdisho ka shaqeeya ah. Ninkaa oo lagu dilay agagaarka xarunta laga maamulo dowladda KMG Soomaaliya ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxa uu dilkiisu yimid kadib markii sida la sheegay uu ka [...]








