Aarannews(Mugdishu)Gudoomiyaha Guud ee Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheikh Maxamuud Sheekh Xassan Faarax oo la hadlay qaar ka mid warbahinta ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaanba uu meesha ka baxay heshiiskii ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia Ururka ahlu Sunna Waljamaaca iyo dowlada KMG ah. Sheikh Maxamuud Sheekh Xassan ayaa dowlada KMG [...]








