Aarannews(Muqdisho) War qoraal ah oo maanta ka soo baxay Guddoonka sare ee ururka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Banaadir uuna ku saxiixnaa Guddoomiyaha ururkaas ee Gobolka Banaadir C/qaadir Macalin Nuur ayaa waxaa lagu magacaabay saddax xubnood oo ka mid noqonaya Maamulka culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Banaadir. Xubnaha la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin Maxamed [...]








