Ads
 
|

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Oo Maantay Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada (magacyada wasiirada)

Aarannews(Hargeysa)Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo maantay ku dhawaaqay golihiisa wasiirada.

Wasiirada uu maantay magacaabay madaxweyne Siilaanyo ayaan tiro ahaaan garaya 20 wasiir iyo 6 wasiir kuxigeen.

Halkaan ka aqriso magacyada wasiirada iyo jagooyinka loo magacaabay:-

1)Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose

2)Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam Cabdi Aadan

3)Wasiirka xannaanada Xoolaha Dr. Axmed Xaashi

4)Wasiirka maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi

5)Wasiirka qorshaynta Sacad Cali Shire

6)Wasiirka hawlaha guud Xuseen Axmed Caydiid

7)Wasiirka Caafimaad Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)

Wasiirka gaashaan-dhigga Axmed X. Cali Cadami

9)Wasiirka ganacsiga, wershadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed

10)Wasiirka xannaanada, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday

11)Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed

12)Wasiirka caddaaladda iyo garsoorka Prof. Ismaaciil Muumin Aar

13)Wasiirka Diinta iyo awqaafta Khaliil Cabdilaahi Axmed

14)Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac

15)Wasiirka kalluumaysiga, khayraadka dabiiciga ah iyo maamulka dekedaha Maxamed Yaasiin Xasan

16)Wasiirka macdanta iyo tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale

17)Wasiirka ciyaaraha, dhalinyarta iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar

18)Wasiirka beeraha Faarax Cilmi Maxamuud

19)Wasiirka duulista hawada Maxamuud Xaashi Cabdi

20)Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geel-jire

Liiska wasiir-ku-xigeennada: 

1)Wasiir-ku-xigeenka W/waxbarashada Cali Xaamud Jibriil

2)Wasiir-ku-xigeenka W/Arrimaha dibedda Maxamed Yoonis Cawaale

3)Wasiir-ku-xigeenka W/arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe

4)Wasiir-ku-xigeenka W/Hawlaha guud Cali Cabdi Saa’iq

5)Wasiir-ku-xigeenka W/Maaliyadda Warsame Siciid Cabdi

6)Wasiir-ku-xigeenka W/Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan

 www.aarannews.com

Leave a Reply