|

Caaqil Dalmar talo soo weydiiso

Akhristayaal waxaa dib loo bilaabay qeybtii Talo celinta ee Shabakadda Aarannews.com, waxaana mar waliba diyaar idiin ah CAAQIL  DALMAR  oo aad horey uga barateen inuu talooyin macquul ah idiin soo gudbiyo.

Talo waa tii Ilaah, laakiin waxaan idiin siinaynaa  talo macquul ah oo idinka qafiifisa culeyska iyo murugada nafsadeed ee idinla soo deristay.

Haddaba ciddii doonaysa in lala taliyo waxay si toos ah inoogala soo xiriiri kartaa Email:  caaqildalmar@gmail.com haddii aad doonayso in  talada lagu siinayo ay noqoto waxaa laguu suuragelinayaa in qadka telefoonka laguugu talo siiyo si gaar ah.

ballanteenu waa adigoo talada kugu murugsan aad soo weydiisato Caaqil  Dalmar oo mar waliba idiin diyaar idinla ah talo bixinta.

Leave a Reply