Soomaaliya oo ka qaybgakeysa Cayaarha Aduunka ee OLYMPC-ka ee London ka furmay
Waxaa xlay magaalada London ee cariga Ingiriiska si rasmi ah uga furmay Cayaaraha aduunka ee looyaqaano OLYMPIC-kada. Waxaa ka soo qaybgalay cayaartooy matalaya dhamaan dalalka dunida, si ay ugu soo bandhigaan calamadooda. Waxaa suxsid mudan in dalka Soomaaliya ay uga qaybgaleen cayaartooy gabar lagu magacaabo SAMSAM MAXAMED FAARAX iyo MAXAMED XASSAN MAXAMED. Waxaana calanka soomaaliya ku u siday gabadha da’da yare e oradyanada Soomaaliyeed ee Samsam Maxamed Faarax iyadoo halka Xafladu ka socodayna la saaray astaanta calanka Soomaliya markii ay marayeen cayaartooyda soomaaliya uga qaybgalayey
