Liiska magacyada xildhibaanada cusub iyo wasiiro badan oo ka mid noqday xildhibaanada
Guddiga farsamada ee ku howlan soo xulista Xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka dowladda cusub ee uu dalku yeelanayo ayaa soo saaray liiska magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana liiskaasi si weyn uga dhexmuuqday qaar ka mid ah Golaha wasiirada Xukuumadda KMG ee hadda shaqeeya oo uu ugu horeeyo Ra’isul wasaare Gaas.
Guddoomiyaha Guddigan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in liiskan uu yahay mid sax ah, isla markaasna ay hordhac ahaan u soo saareen, wuxuuna intaasi ku daray in inta dhiman dhawaan la soo dhameystiri doono.
Hada websiteka radiomuqdisho.net wuxuu idiin soo gudbinayaa magacyada Xildhibaannada cusub ee uu gudigu soo saaray:-
HAWIYE
- C/ qadir Cosoble Cali
- C/raxmaan Ibraahim Cali
- C/raxmaan Kulmiye Xirsi
- C/samad Macalin Maxamuud sh. Xasan Faarax
- C/qaadir Maxamed Aadan
- C/laahi Jaamac Xuseen
- Amina Maxamed Cabdi
- Bashiir Caddow Calasow
- C/laahi Goodax Barre
10. C/laahi Maxamed Aadan
11. C/qaadir Sheekh Xanafi
12. Caasha Xaaji Cilmi
13. Cabdi Axmed Dhuxulow
14. C/sataar Sh. C/salaan Sh. Xasan Barsane
15.CaliNuur XuseenCali
16.CaliYuusuf Cusman
17. Ciise Wehliye Maalin
18. Cismaan Maxamed Cabdi
19. Cumar Islow Maxamed Abuukar
20. Cusman Xaaji Cali
21. Daahir Aamin Jeesow
22. Daahir Xasan Cabdi
23. Mahad Maxamed Salaad
24. Maxamed Abukar Islow
25. Maxamed C/laahi Xasan
26. Maxamed Xasan Ibraahim
27. Maxamed Maxamud Guure
28. Maxamed Axmed Nuur {Tarsan}
29. Mustafa Sh.CaliDhuxulow
30. Nadiifo Maxamed Cusmaan
31. Nuur Iidow Beyle
32. Qaali Axmed Diiriye
33. Sacdiyo Cumar Sheegow
34. Samiira Xasan Cabdulle
35. Shuriye Muumin Afrax
36. Xasan Macalin Maxamed
37. Yuusuf Geelle Ugaas
Daarood
- C//weli Maxamed Cali {Gaas}
- Abdi Barre Yusuf Jibril
- Abdi Mohamed Ali
- Abdirisak Osman Hassan
- C/wahaab Ugas Husen Ugas Khaliif
- C/laahi Bile Nuur
- C/laahi Xaaji Dayib
- C/casiis C/laahi Maxamed
- Axmed Ismaaciil Maxamed
10.CaliAxmed Maxamed
11. Axmed Aabi Aadan
12. Barre Ugas Geeddi
13. C/laahi Maxamed Ciise
14. C/raxman Xoosh Jibriil
15. C/waxid Cabdullahi Jama
16. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
17. Daahir Xaaji Gelle Faarax
18. Daa’uud C/kariin Sheekh Cumar
19. Dr. C/qaadir Cabdi Xaashi
20. Xamsa Sheekh Xuseen
21. Xasan Abshir Faarax
22. Ciise Maxamed Axmed
23. MahdiCaliCusman
24. Maxamud Axmed Maxamuud
25. Maxamed C/laahi Xasan
26. Maxamed Iidle Geedi
27. Maxamed Cabdi Yuusuf
28. Maxamned Axmed Kulan
29. Maxamed Ismaaciil Shuuriye
30. Maxamed Sheekh Aadan Hiiraale
31. Maxamuud Xayir Ibraahim
32. Muuse Axmed Ismaaciil
33. Muuse Xasan C/laahi
34. Prof. Maxamed Cabdi Maxamed
35. Sacdiya Careys Ciise
36. Saciid C/laahi Maxamed
37. Sadiiq C/kariin Maxamed
38. Sahra Jaamac Cali
39. Siyaad Maxamuud Shire
- Xuseen Khaliif Jaamac
Raxanweyn
- Aadan Ibrahim Dhaayow
- Aadan Sheekh Maxamed
- Aweys C/lahi Ibrahiim
- Axmed Mayow Cabdulle
- C/laahi Cabdi Garuun
- Cabdi Macalin Aden
- CabdiKaafi Macalin Xasan
- CaliAadan Xuseen
- CaliSheekh Maxamed Nuur
10. Cusman Libax Ibraahim
11. Cusman Mukhtar Maxamed
12. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
13. Dr. Muumino Sh. Cumar2
14. Dr. Khaalid Cumar Cali
15.Eng.Maxamud Maxamed Bonow
16. Fadumo Nuur Maxamed
17. Fowziya Maxamed Sheekh
18. Ibrahim Cali Cumar
19. Ibrahim Isaakh Yarow
20. Isaaq Maxamed Cali {Riino}
21. Isaaq Maxamed Maxamuud
22. Isgow Derow Isaq
23. Khaliif Sh. C/laahi
24. Luul Cabdi Aadan
25. Maryan Macalin Isaaq
26. Maxamed Cabdi Cali
27. Maxamed Cali Xuseen
28. Maxamed Cusman Jawaari
29. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
30. Maxamed Mursal Borow
31. Maxamed Rashiid Maxamed
32. Maxamud Macalin Yaxye
33. Maxamuud Cabdi Xuseen
34. Mayow Mustaf Xasan
35. Maxamed Nuuraani Bakar
36. Muna Ibrahim Abiikar
37. Mustaf Mukhtar Gudow
38. Nuur Cali Aadan
39. Saalim Aliyow Ibrow
40. Samaan Maxamed Sheekh
41. SayidCaliCabdulkadir Macalin
42. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
43. Sharif Maxamed Cabdalle
44. Sharif Xasan Sh. Aadan
45. Xabiibo Maxamed Kheyr
46. Xasan Macalin Xuseen
47. Xuseen Cismaan Xuseen
48. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
49. Yacquub Cali Maxamed
Dir
- Aamino Cumar Jaamac
- C/laahi Xuseen Cali
- C/laahi Cisman Ducaale
- C/laahi Abyan Nuur
- C/laahi Cumar Abshir Cumar
- Axmed Dhimbil Rooble
- Axmed Aadan Axmed
- Axmed Aadan C/raxmaan
- Bisharo Cabdi Diriye
10. C/laahi Cisman Ducale
11. C/lle Xaaji Cali Axmed
12. C/naasir Gaarane Maxamed
13. C/qaadir Sheekh Cali Ibrahim
14. C/qafaar Maxamed Oomar
15. C/raxmaan Maxamud Caateye
16. C/risaaq Daahir Maxamuud
17. C/Xakiim Ciise Guuleed
18. Caashakoos Maxamuud Cumar
19. Cabdalle Boos Axmed
20. Cabdi Xaashi C/llahi
21. C/raxmaan Axmed Suge
22. Cabdullahi Qayad Barre
23. Cadar Cabdi Warsame Isaaq
24.CaliXasan Guyow
25. Cisman Cilmi Boqare
26. Dr. Siciid Maxamed Cali
27. Dr. Ibrahim Suleymaan Xaaji Nuur
28. Duniya Maxamed Cali
29. Faaduma Xasan Cali
30. Faaduma Odawaa Raage
31. Faysal Cumar Guuleed
32. Gen. Siciid Xasan Geeddi
33. Ismaaciil Xasan Jaamac
34. Jamaal Xasan Ismaaciil
35. Khadar Biixi Caalin
36. Qadra Axmed IbraAhim
37. Mahad Cabdalle Cawad
38. Mahad Maxamed Ducaale
39. Maxamed Axmed Gurxan
40. Maxamed C/laahi Kaamil
41. Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye}
42. Maxamed Cali Xagaa
43. Maxamed Xasan Aadan
44. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar
45. Ridwan Xirsi Maxamed
46. Sahro C/qaadir C/raxman
47. Saynab Maxamed Caamir
48. Xiis Xasan Aadan
49. Xiis Muuse CawlCali
50. Xuseen Ciise Ciise Xeyd
51. Xuseen Cabdisalaan
52. Yuusuf Dirir Cabdi
53. Zakariye Xuseen Aare
Beesha Shanaad
- Bashiir Maxamed Jaamac
- Biibi Khaliif Maxamed
- Burci Maxamed Xamza
- C/raxmaan Cabdi Cusmaan
- C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
- Caadil Sheegow Sagaar
- Cabdinaasir M.Cali
- Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
- Fahmo Axmed Nuur
10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
12. Khadiija Maxamed Diiriye
13. Maxamed Axmed Keynan
14. Maxamed Cumar Dhalxa
15. Maxamed Maxamuud Xeyd
16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
18. Shariif Maxamed Siidi
19. Shariif Maxamed Xasan
20. Xasan Ibraahim maxamed
21. Xuseen Maxamed Muuse
22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
23. Yuusuf Xeyle Jimcaale
