|

Guri Baabuur ah oo la soo saaray (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa dunida ku soo kordhay Guri soconaya oo  meesha aad rabto ku aadeyso.

Gurigan oo ka kooban 10 qeyb ayaa waxaa uu u dhisan yahay qaabka Tareenka, waana mid aad u dheer, waxaana uu leeyahay qolal Jiif, fadhi, musqulo iyo wax walba oo looga baahnaa Guriga (Daawo sawirrada gurigaas).

.

 

Leave a Reply