|

HAKA SHALAAYINE KA TOWBAD-KEEN

Qormo la magac baday HAKA SHALAAYINE KA TOWBAD-KEEN ayaan dhawaan  ku bilaabeynaa Webka Aarannews.com, taasoo uu inoo daadihin doono Caaqil Dalmar,  waxaana qormadan lagu soo bandhigi karaa wax kasta oo dhib ama caqabad ah oo qofka soo maray isaga ha isku sameeyo dhibkaas ama ha ahaato arrin ku dhacday oo lagu sameeyay, si dadka kale ay ugu cibro qaataan, isla markaana ciddii dhacdooyin taas la mid ah ay ku dhacday ay ugu cibro qaataan, si markaas wixii dhib ahaa la isaga iloobo, dadkii geystayna la iska cafiyo, haddii aad adiga fashayna aad ka towbad keento, Allena aad markaas ka dalbato cafis.

Haddaba haddii dhacdo ama caqabado ay ku soo wajaheen inoogu soo gudbi Imeylka Caaqil Dalmar oo ah caaqildalmar@hotmail.com

Leave a Reply