|

TACSI TIIRAANYO LEH.

Madaxa Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PEACE AND DEVELOPMENT PART PDP ee dalka Uganda Muse Mohamed Osman, Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Uganda KHadar Warjiid, Drs. Maryan Axmed Cadaawe, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( CAAQIL DALMAR ), Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Maxamuud Axmed Xasan (XUURSHE ) IYO  Jabriil MAXAMED NUUR Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday XAAJI MAXAMED CABDULLE JIMCAALE ( XAAJI BAAKOOR ) oo 14/11/2012  ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Naxariistii Jano Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Eheladii uu ka tageyna Samir iyo Iimaan Allaha Kasiiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Leave a Reply