|

Noocyo layaab leh oo laga soo saaray Falaashyada loo isticmaalo Kumbiyuutarada(SAWIRRO)

Falaashyo ama USB-yo cajiib ah oo ka sameysan noocyo kala duwan oo dhawaan la soo saaray, kuwaaso oo lagu baahiyay Baraha internetka.

 

Falaashyadan cusub ee ah kuwa loo isticmaalo Kumbiyuutarrada  ayaa noocyo kala duwan loo sameeyay, waxaa qaarkood lagu rakibay Kabo, Begger, Doolli, Caamiro iyo waxyaabo kale oo aad u isticmaalaan dadka, iyadoo qaar ka mid ah ayba adag tahay sida loogu isticmaalo Kumbiyuutar sida kuwa ka samaysan Kabaha oo iyaga iyo culeyskoodu uu Kabaha ka culus badan yihiin.

 

Dad badan oo arkay Falaashayadan Cusub ayaa aad ula yaabay qaabka loo soo sameeyay waxayna inta badan dadku ku kala yaaceen soo iibsashadooda.












Leave a Reply