|

HAMBALYO SANAD CUSUB

aaranSanadka cusub ee curtay 2013ka waxaan Ilaahay ka baryeynayaa inuu horumar iyo barwaaqo ina gayeysiiyo, isla markaana uu Ilaahay naga nabad geliyo hertidiisa, sanadkii tegay  ee 2012-kana Ilaahay haraantidiisa iyo dhibkii uu ka tegay ina mootiyo, HORUMAR, BARAARE, BARWAAQO, SINAAN IYO CADAALAD Ilaahay ha ina gaarsiiyo Aamiin— Aamiin

Leave a Reply