|

Diyaaraddii SomaliAirline oo dalka Mareykanka bool bool loogu kala furfuray (Sawiirro)

diyaaradMid ka mid ah Website-yada caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey in  shirkad diyaaradeed ku taala Gobolka San Fransisco  ee dalka Mareykanka  ay halkaasi bool bool ugu kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.

WebSite-kaa oo soo bandhigay Sawirada  iyo warbixinta warka ku saabsan   diyaaraddii Somali Airline ee ay lahayd dowladdii dhexe ee  Somaaliya oo bool bool loo kala dhigdhigay qeybta hoose  ka daawo sawirrada.

Diyaaradii Somali Airline

b

d1

e

Leave a Reply