|

CAAQIL DALMAR OO BARNAAMIJKA TALO CELIN INOO DAA DIHI DOONA DHAWAAN.

Aarannews:Waxaan ugu bishaaraynaynaa aqristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Aarannews in dhawaan boggaan uu Caaqil Dalmar oo aad ugu xeeldheer arimaha bulshada uu inoo daa dihi doono barnaamijka TALO CELIN. Waxa uuna idinka haqabtiri doonaa talooyinka aad u hamuunqabtaan.

WAXAA RAJAYNAYNAA IN AAD KA HELIDOONTAAN TALOOYINKA AARANNEWS EE CAAQIL DALMAR GARWADEENKA KA YAHAY.

WAADMAHADSANTIHIIN

MAAMULKA AARANNEWS.COM

Leave a Reply