About us
Akhristoow ku soo dhawow shabakadan la magac baxday AARANNEWS.COM. Aarannews.com waa shabakad ku soo biirtay Webside-yada Afsoomaaliga wax ku qora’ ee INTERNET-ka . Aarannews waxa’ ay u taagantahay shan xaraf oo mid walba uu xambaarsanyahay macno qoto dheer: Tusaale:
AARAN, eray walba macno ayuu noo leeyahay, waxa’ ayna u taagantahay:
BAL SI FIICAN UGU FIIRSO ERAYADAN SOO SOCDA:
ACCURATE: SAX AMA DHAB AAN QALAD LAHAYN
ACCESSIBLE: QAAB SAHLAN AAYAAD U AQRISANKARTAA.
RESPONSIBLE: MAS’UULIYAD AYAAN WAX KU QORNAA.
AUTHENTIC: RUN SHEEG, CADAYN WAR-KASTA OON QORNO.
NEUTRAL: DHEX DHEXAADNIMO, AAN DHANA LA JIRIN.
Hadama sida ku cad qormadan, AARANNEWS.COM waa shabkad war sax ah kuu soo tabinaysa, Waa run sheeg, waa mas’uul, waa dhexdhexaad , Qaab fududuna wax bay kuugu soo gudbinaysaa.
